Page 1 of 2

PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:11 pm
by FBISOMALIA
Image

Kulan ku saabsan hormarinta waxbarshada caruurta ku nool xeryaha barakacayaasha gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay xarunta hormarinta waxbarshada iyo nabadda (GECPD) ee Gaalkacyo ayaa waxaa ka soo qayb galay marti sharaf kala duwan oo ay ka mid ahaayen maamulka gobolka Mudug, hay’adaha deeqaha baxsha iyo qaybha bulshada gobolka Mudug ,

Waxaa ugu horaytii lagu soo bandhigay furitaankii xafladan majaajilooyin iyo heeso wadani ah oo ay ku luuqeenayeen qaar ka mid ah caruurta barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha qaxootiga ee ku yaala magaalada Gaalkacyo,waxaana dhamaan heesihii ay ku luuqeeyen ku saabsanaayen xaquuqda caruurta iyo nabadda.

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo munaasabadan goob joog ka ahaa ayaa ugu horayn u mahad celiyay Xarunta waxbarshada iyo hormarinta nabada ee magaalada Gaalkacyo waxaana uu ku tilmaamay hooyada waxbarshada gobolka Mudug maadaama ay soo sareen caruur aad u tiro badan oo aan awoodin qarashaadkii waxbarshada ay ku bixin lahaayeen.

Axmed Muuse Nuur ayaa dhanka kale ka hadlay xaquuqda ay leeyihiin caruurta soo barkacay ee ku nool magaalada Gaalkacyo isagoo sheegay in loo baahan yahay ilaalinta iyo dhawrista caruurta barakacayasha ah isla markaana loo abuuro waxbarsho si musataqbalka ay u intifaacsadaan.

Xaawo Yuusuf Axmed oo ka mid ah shaqalaha xarunta GECPD Gaalkacayo ayaa sheegtay in xaruntoodu ay gacanta ku hayso dhamaan caruurta ku nool xeryaha barakacayaasha ah ee magaalada Gaalkacayo oo ayna ka caawiyaan waxbarshada caruurta iyo quudintooda .

Image

Xaawo Yuusuf waxaa kaloo ay ka hadshay dhibaatooyinka haysta caruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano ee ku nool xeryaha barakacayaasha Gaalkacayo waxaana ay tilmaamtay in aysan jirin cid u damqata dhibaatooyinka ay la kulmaan caruurtaas oo ay ugu weyntahay waxbarsho la’aanta iyo amni xumada.

Sidoo kale waxaa xaflada hadalo kooban ka soo jeediyay qaar ka mid ah masuuliyiinta waxbarshada ee gobolka mudug waxaana ay hanbalyo iyo bogaadin u direen xarunta GECPD Gaalkacyo oo isku xilqaantay wax barista caruurta ku nool kaamamka barakacayasha ee ku yaala Gaalkacyo .

Ugu danbayntii xarunta GECPD ayaa soo bandhigtay dadaalkeeda ku aadan waxbarista caruurta, wuxuuna kulankaasi kusoo idlaaday jewi degen iyadoo dhamaan dadkii kasoo qayb galay ay u riyaaqeen arimihii looga hadlay.

Axmed Maxamed Cali [Caano-Geel]

Horseed Media

Gaalkacyo-Puntland

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:14 pm
by tightrope
PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:16 pm
by FBISOMALIA
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
what we can say they became PL second Level citizens :lol: :lol:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:19 pm
by tightrope
FBISOMALIA wrote:
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
what we can say they became PL second Level citizens :lol: :lol:
THE BANTU EXPANSION IS ALIVE AND WELL :down:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:21 pm
by FBISOMALIA
tightrope wrote:
FBISOMALIA wrote:
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
what we can say they became PL second Level citizens :lol: :lol:
THE BANTU EXPANSION IS ALIVE AND WELL :down:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:27 pm
by XaliimoFarax
Mashallah great work PL Government. :up:

All citizens deserve an opportunity for education and in the long term helps the state.

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:27 pm
by QaaliDumar
Masha allah :up:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:27 pm
by CismanMaxamud1
:up:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 6:46 pm
by udun
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
Come'n sister, the most vulnerable Somali population deserve the help they can get. This is part of our deen Islam, our culture, and our identity as people. Make dua for them as I am sure you're good decent person. :up:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 8:10 pm
by gemini07
tightrope wrote:
FBISOMALIA wrote:
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
what we can say they became PL second Level citizens :lol: :lol:
THE BANTU EXPANSION IS ALIVE AND WELL :down:
Image

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 8:51 pm
by Amilla
IDPs are not discriminated in Puntland. They are integrated in the society and they have opportunities in Puntland that they couldn't even dream in southern Somalia. They receive free education, stability and jobs. In return they work hard to do their part in developing Puntland.

Just take a took at PM Abdiweli's recent visit to Puntland. :shock: They are everywhere in Puntland. You will even find them in the most remote, excluded areas in Puntland.

Image

Image



:|

:|
:up:

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 9:03 pm
by tightrope
:|

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 9:04 pm
by abdalla11
udun wrote:
tightrope wrote:PL OPENING A SCHOOL FOR BANTU CHILDREN
:|
Come'n sister, the most vulnerable Somali population deserve the help they can get. This is part of our deen Islam, our culture, and our identity as people. Make dua for them as I am sure you're good decent person. :up:
:up:

Tightrope you should stop this

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 9:08 pm
by Amilla
tightrope wrote: :|

Take a deep breath :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :mrgreen:

Afkii baa juuqda gabaay

Re: PL open school teaching IDP Childrens

Posted: Mon Jan 23, 2012 9:36 pm
by Amethyst
:up: