Page 1 of 1

Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 12:20 pm
by AhlulbaytSoldier
Murtaddiin shabaab kill in suicideattack almost 30 ethiopian invaders:
Afhayeenka dhanka Ciidanka ee Mujaahidinta Soomaaliya Sheekh C/Caziiz Abu Muscab oo la hadlay Idaacadda Andalus ayaa sheegay in wararka hordhaca aha ee ay helayaan ay xaqiijinayaan khasaaraha cadowga ku soo gaaray weerarka Istishaadi ee Beledweyne in uu 30 meeyo gaarayo.

Sheekh Abu Muscab ayaa xusay in weerarku uu u dhacay sidi loo qorsheeyay, wuxuuna ku sii daray in gaariga Istishhaadigu uu gudaha u galay xarunta Gobolka ee magaalada Beledweyne halkaasi oo ay saacaddaasi ku jireen 200 askar Itoobiyaan ah.


Afhayeenku wuxu sheegay in wali ay uruurinayaan khasaaraha ka dhashay camaliyada, balse wuxuu tilmaamay in qeyb ay ka tahay howlgalada Mujaahidiintu ay kaga warcelinayaan duulaanka ay soo qaadeen isbaheysatada gaalada iyo dabadhilifyadooda.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka uu kaga baqtiyay weerarkaasi nin Cornel ahaa oo kuxigeen u ahaa taliyihii Ciidamada Itoobiya ee watay ciidamada Hiiraan soo galay, laakin wararkaasi ayaa ah kuwo wali isi soo taraya.

Re: Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 12:22 pm
by AhlulbaytSoldier
In exchange, ethiopian invaders are killing the shabaabs in the city who are using taqiyyah:
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Ethiopia ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa la sheegay  in galabta dad rayid ah oo ay  ku tilmaameen Shabaab ay ku dileen magaaladaasi.
 
Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Shabelle ee magalada  Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxaa galabta magaaladaasi lagu dilay ilaa 3 ruux oo la sheegay in ay ahaayeen dad rayid ah.
 
Mid ka mid ah dadka dilay ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa uu ahaa ganacsade halka labada kalana ay ahaayeen rag horay ay ugu xireen magaalada ciidamada Ethiopia ee halkaasi gacanta ku haya .
 
Saraakiisha ciidamada Ethiopia ee magaalada ku sugan ayaa waxa ay sheegeen in raga  ay dileen ay ka tirsanaayeen Xarakada Al Shabaab, waxaana ay sheegeen in ay sii wadi doonaan howlgalada.
 
Ciidamada Ethiopia oo maalmahaani howlgal ka waday magaalada Baladweyne ayaa dhawaan rasaas ku furay dad  shacab ah kadib markii lala eegtay qarax miino

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.



NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net



Let them finish off each others, maxaa naga galay.
Fuck shabaab and amxaar :down:

Re: Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 12:24 pm
by qoraxeey
:-@

Re: Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 12:37 pm
by AhlulbaytSoldier
qoraxeey wrote::-@
:-@ :-@ :-@ :arrow:

Re: Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 12:39 pm
by Thuganomics
Idaacada Andalus :lol:

Re: Suicideattack kills 32 ethiopians

Posted: Tue Jan 24, 2012 3:53 pm
by Mr_Alfaas
Thuganomics wrote:Idaacada Andalus :lol:
aar ma magac kalay waayeen