hutus been karbashed by USA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

hutus been karbashed by USA

Post by FBISOMALIA »

Image
Ciidamo Maraykan ah ayaa xalay saqdii dhexe si xoog ah kusoo furtay labo qof oo shaqaalaha gargaarka ee caalamiga ah ka tirsan oo lagu haystey agagaarka degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.

Dhowr diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah oo ay la socdeen tira ciidamada Maraykanka ah ayaa weerarkaas fuliyey.

8-kamid ah kooxdii Burcada ahayd ee labdaas qof mudada bilaha ah hastey ayaa la toogtey sidoo kale waxaa la dhawaacay 7-kale oo ragaas ka tirsan.

Labdii qof ee afduubka loo heystey oo ah nin iyo haweeney u kala dhashay dalalka Maraykanka iyo Denmarka ayaa laga soo furtay gacanta Burcad-badeeda iyaga oo bed qaba.

Diyaaradaha weerarka qaaday ayaa ka kacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo oo ay xalay ka duulaan tageen sida ay xaqiijiyeen dad goob joogeyaal ah oo magaalada Gaalkacayo ku sugan.

Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada Maraykanku weerar noocan oo kale ah gudaha dalka Soomaaliya ka fuliyaan si ay usoo furtyaan la haystayaal Burcad badeeda u afduuban.

Bishii 10-aad ee sanadkii tegey ayeyna ahayd markii labada qof ee xalay dib xoriyadooda u helay laga qabsaday koonfurta magaalada Gaalkacayo dhinaca uu maamulka Galmudug ka arimiyo, waxayna ka howlgelayeen hay’ad miino baarista ka shaqeysa oo lagu magacaabo DDG.

Horseed Media
god bless USA , f-king pirates :down:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: hutus been karbashed by USA

Post by BlackVelvet »

Maybe this will teach them not to kidnap people anymore.

FBISOMALIA wrote:f-king pirates :down:
All pirates or just Hawiye pirates?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: hutus been karbashed by USA

Post by FBISOMALIA »

BlackVelvet wrote:Maybe this will teach them not to kidnap people anymore.

FBISOMALIA wrote:f-king pirates :down:
All pirates or just Hawiye pirates?
somali pirates headquarters are in hobyo iyo hardaree so obvious we talked about them :|
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: hutus been karbashed by USA

Post by Somaliman50 »

miskiin cadaan woman, mukulaasha madow probably didnt spare her a second judging from her looks :lol:

fbi, naga daa fadhi ku dirirka btw
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: hutus been karbashed by USA

Post by BlackVelvet »

What do you mean?
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: hutus been karbashed by USA

Post by IRONm@N »

good job!
any thug that kidnapps random doctors or journalists for money deserves to die and Somalia is better off with out those moryaans
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”