Kn: Maalintii afaraad dhismaha Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah xarumaha tacliinta sare ee ugu tayada wanaagsan dalka waxa ay xero ciidan u tahay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM
20kii bisha ayay ciidamada xoog ku degeen dhismaha, kalana wareegeen si qasab ah ilaaladii halkaasi joogtey.
Maamulka Jaamacadda waxa ay ku baaqayaan in ciidamada ay halkaasi ka guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan, wixii halkaasi ka dhashana ay mas’uul ka yihiin taliyeyaasha ciidamada halkaasi ku sugan.
Ciidamada ayaa Jaamacadda galay kadib markii xoogaga Alshabaab qeybtii ugu dambeysey ay ka saareen xaafaddo magaalada ka tirsan, gaar ahaan meesha ay jaamacadda ku taalo.
KismaayoNews.com
Jaamacadda Muqdisho oo loo rogey xero ciidan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Jaamacadda Muqdisho oo loo rogey xero ciidan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 390 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 7 Replies
- 761 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 15 Replies
- 3664 Views
-
Last post by Mareexan-QueeeN
-
- 18 Replies
- 2029 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 2303 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 1 Replies
- 274 Views
-
Last post by VybzKartel
-
- 4 Replies
- 381 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 309 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 1 Replies
- 330 Views
-
Last post by The_Emperior5