

WAR DEG DEG ah Dagaalo hada ka qarxay jiida Buuhoodle
Buuhoodle: (Lasanod Online) Thursday, January 26, 2012
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya ciidamada reer Buuhoodle iyo kuwa maamulka soomaaliland.
Dagaalka oo bilaamay goordhowayd walina socda ayaan war loo hayn khasaaraha uu gaystay. Saraakiil ka tirsan ciidamada buuhoodle oo aan khadka kula xiriiray ayaa ii sheegay in meesha uu dagaal culus ka sodo Wixii warar ah ee kasoo kordha kala socod lasanod online