Page 1 of 1
Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 10:22 am
by SheikhExecutive
WAR DEG DEG ah Dagaalo hada ka qarxay jiida Buuhoodle
Buuhoodle: (Lasanod Online) Thursday, January 26, 2012
Dagaalo xoogan oo u dhexeeya ciidamada reer Buuhoodle iyo kuwa maamulka soomaaliland.
Dagaalka oo bilaamay goordhowayd walina socda ayaan war loo hayn khasaaraha uu gaystay. Saraakiil ka tirsan ciidamada buuhoodle oo aan khadka kula xiriiray ayaa ii sheegay in meesha uu dagaal culus ka sodo Wixii warar ah ee kasoo kordha kala socod lasanod online
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 10:27 am
by SheikhExecutive
Deg deg: dagaal adag oo kasocda jiida dagaalka ee gobolka Cayn.
Dagaal aad u xoogan oo la isu adeegsanayo noocyada kala duwan ee hubka ayaa kasoconaya deegaanka Sool-joogto oo katirsan gobolka Cayn waxaana dagaalkani yimid kadib markii maamulka Somaliland soo weeraray ciidamada gobolka Cayn ee jiidaasi kusugan,ciidamada gobolka Cayn ayaa wejiga hore ee dagaalka guul ka muujiyey waxaana xiligan daryanka madaafiicdu yahay midsii dhacaya,
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 12:36 pm
by samadoon-waaxid
The Mujaahiden are jubilant with their victory over the somalidiid infidels.First we robbed their technicals,now we robbed their food and technicals and soon the very womn who cooked that food for the infidels will concubines in Buhodle.Allahu Akbar
http://horufadhi.com/2012/01/26/daawo-d ... wiro-live/
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 1:35 pm
by ZubeirAwal
samadoon-waaxid wrote:The Mujaahiden are jubilant with their victory over the somalidiid infidels.First we robbed their technicals,now we robbed their food and technicals and soon the very womn who cooked that food for the infidels will concubines in Buhodle.Allahu Akbar
http://horufadhi.com/2012/01/26/daawo-d ... wiro-live/
Why are you using the word Infidel "A person who does not believe in religion or who adheres to a religion other than one's own" this war is about politics not about religion. Istakhfirullah

Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 3:19 pm
by Babygirl-
Guul Dhulos, SSC, Khaatumo.. Idoor hubkoodi & Gawaradi & meeydkoodi ba ka caraare near Sooljoogto, Maxaabis & Tikniko naa walaga qabtay..
Ragoow Kibirka waalagu kuufa..
Nin Dhulos Gardarestaay na waa kuufa,
Waa Xaqiiq

Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 3:59 pm
by Mr.Wise
Babygirl- wrote:Guul Dhulos, SSC, Khaatumo.. Idoor hubkoodi & Gawaradi & meeydkoodi ba ka caraare near Sooljoogto, Maxaabis & Tikniko naa walaga qabtay..
Ragoow Kibirka waalagu kuufa..
Nin Dhulos Gardarestaay na waa kuufa,
Waa Xaqiiq

6years baad ku jirtay Iidor waa la laayay iyo dhulkii waa la xoreeyay, laakiin waagu markuu baryo, waxaad maqasha ood aragtaa

oo ka dul la lanayaa Dhulka somaliland Sool sanaag iyo Cayn
Allahu Akbar Guul Soomaliland
P.s allow Dhawr
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 5:47 pm
by samadoon-waaxid
laangaab wise,hadalka badan iska dhaaf and feast ur eyes on the dead Ahlu Jahanam and SNM.Thats the kinda Guul you are getting son
http://horufadhi.com/2012/01/26/daawo-d ... wiro-live/
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Thu Jan 26, 2012 7:13 pm
by Barkhadd
^^ Full of lies - anyone can set up a fake website and all U nabadiids and envy of SL do is to cut and paste text from those sites
All your death and seriously wounded faqash fighters were, infact, taking to Buuhoodle & Galkacyo hospitals

Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Fri Jan 27, 2012 3:36 am
by Monk-of-Mogadishu
samadoon-waaxid wrote:somalidiid infidels.
That was
my phrase.

Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Fri Jan 27, 2012 6:12 pm
by Mustafee101
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Fri Jan 27, 2012 7:02 pm
by The_Emperior5
Re: Another attack on Buuhoodle
Posted: Fri Jan 27, 2012 7:18 pm
by samadoon-waaxid
Emperior,I'm actually gonna make a thread about why killing an idoor in Buhodle is a jihaad

stay tuned
Monk,I'm not sure what u talking about.how is that ur phrase