Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Awdalpress – London – Warar aan ka hellay jiidaha dagaalka Bariga Somaliland ka socda,ayaa la sheegayaa in shalay dagaalkii ka dhacay Qori-lugud ee jiidda Buuhoodle ay ciidan badan oo reer Somaliland ahi kala kulmeen khasaare ba’an. Sida wararku sheegayaanna waxa immiga go’doonsan ciidan jiidda hore lagu hareereeyey, oo ay ku jiraan dhaawac badani. Waxa kale oo la soo sheegayaa in ciidan u badan gobolka Awdal ay si badan ugu li’deen dagaalkaasi. Sida loo soo sheegay shabakadda awdalpressna waxa dadka dhintay ku jira, wiil reer Nuur ah, mid Maxad Case ah iyo nin Celi ah oo dhaawacooda loo soo waday dhinaca Burco.
Wixii warar ah waan idinla soo socodsiin doonnaa.
Awdalpress.com
Wixii warar ah waan idinla soo socodsiin doonnaa.
Awdalpress.com
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
SNm slowly admitting their defeat
http://www.cadceed.com/2012/01/dagaalki ... video.htmlSidoo kale waxaa iyana Dhanka Somaliland laga sheegayaa in ay geeriyoodeen 12 Askari halka laga qabtay maxaabiis gaadhaysa 3 Askari sidoo kale waxaa iyana jira dhaawac tiro badan halka Gaadhi Saaku u saarnaayeen Ciidamda Somaliland laga qabsaday halka Gaadhi oo kuwa dagaalka ahna laga gubay oo ah Beebee . Ciidamada Qaranka ayaa dib uga rukhaansaday goobtii ay ku sugnaayeen saldhigaas oo ay maleeshiyaadku la wareegeen. Waxaa iyana ilaa hada aan la xaqiijin karin tirada dhabta ah ee ka dhimatay Ciidamada Somaliland taas oo ay ugu wacnayd gabalka oo isugu dhacay laba dhinac ee dagaalamaayey.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once

Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties


Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
khalid ali wrote:Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once![]()
Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties



































Tiny Buhoodle Vs isaaq + Gedobiirsi
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
khalid ali wrote:Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once![]()
Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties
Come on dude, this is Buhoodle yesterday after the fighting
Propaganda iska dhaaf ninyahow.
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
All of the deaths and serious casualties were from Buuhoodle side
casulties were taking to Buhodle & Galkacyo hospitals

casulties were taking to Buhodle & Galkacyo hospitals

Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Barkhadd wrote:casulties were taking to Buhodle & Galkacyo hospitals
You must have mentioned this about 20 times, what are you trying to achieve here kiddo? dadka iska leh Buhoodle baa Gaalkacyana iska leh...
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
^^ calaacal.com 

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Lol@ snm. Where is this mysterious snm you are talking about? This is dhullos vs our dhullo and gadabuursi lackeys.



Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler... 

Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
^ same 2 U 

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
It's not him who thinks that 35+ nabadiids dead is a victory because a truck was taken. Is a truck worth 35 dhullos?Xamud. wrote:Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler...

Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
35 dead?abdi.ismail wrote:It's not him who thinks that 35+ nabadiids dead is a victory because a truck was taken. Is a truck worth 35 dhullos?Xamud. wrote:Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler...


Nabadiids

How is this anything different from SNM? mise SNM nabadiid bey ahayen, only your tribemen are mujahiids and freedom fighters dadka kale waa nabadiid miyaa? gtfo

- SheikhExecutive
- SomaliNetizen
- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
abdi.ismail wrote:Lol@ snm. Where is this mysterious snm you are talking about? This is dhullos vs our dhullo and gadabuursi lackeys.![]()
Maybe you recruited one or two gadurbuursi after last Karbaash
http://sscnews.com/wp-content/uploads/2 ... -IDOOR.mp4

Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
^^
someone else is pretending to be another
propaganda
Exucative, come back & tell us when U take an inch of land from us. That's u'r homework
someone else is pretending to be another

propaganda

Exucative, come back & tell us when U take an inch of land from us. That's u'r homework

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 1696 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 2 Replies
- 1914 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 29 Replies
- 1710 Views
-
Last post by Salaxbaashe
-
- 6 Replies
- 885 Views
-
Last post by daiman
-
- 8 Replies
- 974 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1328 Views
-
Last post by Macow236
-
- 22 Replies
- 1215 Views
-
Last post by zingii
-
- 3 Replies
- 494 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 3 Replies
- 51 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 48 Replies
- 2748 Views
-
Last post by hargaysaay