Awdalpress – London – Warar aan ka hellay jiidaha dagaalka Bariga Somaliland ka socda,ayaa la sheegayaa in shalay dagaalkii ka dhacay Qori-lugud ee jiidda Buuhoodle ay ciidan badan oo reer Somaliland ahi kala kulmeen khasaare ba’an. Sida wararku sheegayaanna waxa immiga go’doonsan ciidan jiidda hore lagu hareereeyey, oo ay ku jiraan dhaawac badani. Waxa kale oo la soo sheegayaa in ciidan u badan gobolka Awdal ay si badan ugu li’deen dagaalkaasi. Sida loo soo sheegay shabakadda awdalpressna waxa dadka dhintay ku jira, wiil reer Nuur ah, mid Maxad Case ah iyo nin Celi ah oo dhaawacooda loo soo waday dhinaca Burco.
Wixii warar ah waan idinla soo socodsiin doonnaa.
Awdalpress.com
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 6:35 am
by sheekh-Farax-zero
SNm slowly admitting their defeat
Sidoo kale waxaa iyana Dhanka Somaliland laga sheegayaa in ay geeriyoodeen 12 Askari halka laga qabtay maxaabiis gaadhaysa 3 Askari sidoo kale waxaa iyana jira dhaawac tiro badan halka Gaadhi Saaku u saarnaayeen Ciidamda Somaliland laga qabsaday halka Gaadhi oo kuwa dagaalka ahna laga gubay oo ah Beebee . Ciidamada Qaranka ayaa dib uga rukhaansaday goobtii ay ku sugnaayeen saldhigaas oo ay maleeshiyaadku la wareegeen. Waxaa iyana ilaa hada aan la xaqiijin karin tirada dhabta ah ee ka dhimatay Ciidamada Somaliland taas oo ay ugu wacnayd gabalka oo isugu dhacay laba dhinac ee dagaalamaayey.
Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once
Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 6:42 am
by sheekh-Farax-zero
khalid ali wrote:Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once
Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties
Tiny Buhoodle Vs isaaq + Gedobiirsi
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:15 am
by Xamud.
khalid ali wrote:Aun intii dhimatay and speedy recovary for the injured once
Sheikh what defeat somaliland army is still in buuhoodle
Dagaal is never with out casualties
Come on dude, this is Buhoodle yesterday after the fighting
Propaganda iska dhaaf ninyahow.
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:23 am
by Barkhadd
All of the deaths and serious casualties were from Buuhoodle side
casulties were taking to Buhodle & Galkacyo hospitals
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:30 am
by Xamud.
Barkhadd wrote:casulties were taking to Buhodle & Galkacyo hospitals
You must have mentioned this about 20 times, what are you trying to achieve here kiddo? dadka iska leh Buhoodle baa Gaalkacyana iska leh...
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:39 am
by Barkhadd
^^ calaacal.com
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:42 am
by LiquidHYDROGEN
Lol@ snm. Where is this mysterious snm you are talking about? This is dhullos vs our dhullo and gadabuursi lackeys.
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 8:53 am
by Xamud.
Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler...
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:01 am
by Barkhadd
^ same 2 U
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:21 am
by LiquidHYDROGEN
Xamud. wrote:Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler...
It's not him who thinks that 35+ nabadiids dead is a victory because a truck was taken. Is a truck worth 35 dhullos?
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:37 am
by Xamud.
abdi.ismail wrote:
Xamud. wrote:Smh... Barkhaad you got the mind of a toddler...
It's not him who thinks that 35+ nabadiids dead is a victory because a truck was taken. Is a truck worth 35 dhullos?
35 dead? War no one is gonna buy that number, take it easy on the propaganda
Nabadiids dad dhulkoda inti ugu tagtid baad weliba ledahay nabadiids, something wrong...Somaliland is better of packing up intey goori gor tahay, Buhoodle is not gonna fall anytime soon.
How is this anything different from SNM? mise SNM nabadiid bey ahayen, only your tribemen are mujahiids and freedom fighters dadka kale waa nabadiid miyaa? gtfo
Re: Buhoodle battle Gedobiirsi casualties
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:37 am
by SheikhExecutive
abdi.ismail wrote:Lol@ snm. Where is this mysterious snm you are talking about? This is dhullos vs our dhullo and gadabuursi lackeys.
Maybe you recruited one or two gadurbuursi after last Karbaash