ay kamid tahay goobaha loogu dalxiiska
badanyahay Puntland sababtoo ah boqolaal
dadweyne ah ayaa usoo tamashle taga maalin
kasta oo Jimce ah.
Inta badan dadka yimaada Xeebta magaalada
Boosaaso ayaa ah kuwa siyaabo kala duwan uga
faa’ ideysta kuwa bada ayey kugaha u galaan oo
wey ku dabaashaan,kuwa banaankeeda ayey
kubad ku ciyaaraan laba laba kooxood iyaga oo
ah iyo kuwa kale oo usoo daawasho taga.
Farxada iyo Tamaashaadkii maanta oo Jimce ah
ka socday ayey Raxanreeb.com leedahay
Akhristayaasheeda dal iyo dibada nala wadaaga.
The friday beach party was started by Mogadishians
