DAGAALKA BUUHOODLE EE DHULBAHANTE IYO ISAAQ!
Posted: Fri Jan 27, 2012 5:59 pm
Walaalayaal waa dagaal fitno. Waa dagaal asalkiisa qabiil ku dhisan. Waa dagaal naarta lagu aadaayo.
Ee raga ugu wacaayo inee dagaalkaas ka qayb galaan dadka. Waxaan leenahay ku bishaareeyso Naarta jaxiimo.
Manii sheegay arintaas.. Ilaahayooo ka marqaaati ahoow.!