

Banka Qoolcaday Degmada Sallaxley oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah

Sallaxley/ToggaHerer 27 Jan 2012
Waxa Dhawaan ka Bilaabmay Qodis Riig laga Qodaayo Qool Caday oo Ka Tirsan Degmada Sallaxley Ceel Biyood, Haddba mar aanu Booqanay Goobta Ceelka Laga Qodaayo ayaanu Wax ka waydiinay Gudoomiyaha Degamda Sallaxley Halka uu Maraayo Qodista Ceelka.

Mayerka Degamda ayaa noo sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in sida ugu Dhakhsaha Badan ay Biyahu u soo bixi doonaan …
Mayerka Degmada Md Ismaacil Yuusuf Xuseen, ayaa u mahad naqay Wasaarada Macdanta iyo biyaha …
Warqabadka ToggaHerer
Sallaxley
http://www.togaherer.com/2012/01/28/ban ... l-riig-ah/
.