Page 1 of 1
Banka Qoolcaday oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:14 pm
by HaragWafi85
Banka Qoolcaday Degmada Sallaxley oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Sallaxley/ToggaHerer 27 Jan 2012
Waxa Dhawaan ka Bilaabmay Qodis Riig laga Qodaayo Qool Caday oo Ka Tirsan Degmada Sallaxley Ceel Biyood, Haddba mar aanu Booqanay Goobta Ceelka Laga Qodaayo ayaanu Wax ka waydiinay Gudoomiyaha Degamda Sallaxley Halka uu Maraayo Qodista Ceelka.
Mayerka Degamda ayaa noo sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in sida ugu Dhakhsaha Badan ay Biyahu u soo bixi doonaan …
Mayerka Degmada Md Ismaacil Yuusuf Xuseen, ayaa u mahad naqay Wasaarada Macdanta iyo biyaha …
Warqabadka ToggaHerer
Sallaxley
http://www.togaherer.com/2012/01/28/ban ... l-riig-ah/
.
Re: Banka Qoolcaday oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Posted: Fri Jan 27, 2012 9:46 pm
by HaragWafi85
On another news about development. About 16 new wells have been drilled in different locations of Togdheer, Oodweyne, Saaxil and Saraar regions of Somaliland by EWADA.
Hayaddani EWADA oo ah hayad islaami ah kana shaqaysa samafalka ayaa ceelal biyood ka hirgelisay Deegaamada Oodweyne, Xaaxi, Ceelxume, Gebogabo, Qoryaale, Kirir, Higlo,iyo weliba Deegaanka Dubur.
http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=56759
Re: Banka Qoolcaday oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Posted: Fri Jan 27, 2012 11:04 pm
by SahanGalbeed
Harag waxaad i sheegta inadeer , marka loo qodo ceel reerahaas , do they stop migrating or what ? I mean do they pretty much stay in the same area or it doesn't affect it the migration at all , just fewer animals dying of thirst .
Re: Banka Qoolcaday oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Posted: Fri Jan 27, 2012 11:10 pm
by HaragWafi85
SahanGalbeed wrote:Harag waxaad i sheegta inadeer , marka loo qodo ceel reerahaas , do they stop migrating or what ? I mean do they pretty much stay in the same area or it doesn't affect it the migration at all , just fewer animals dying of thirst .
Ha sxb they will make less immigration patterns in terms of looking for water in other areas . Since water will be in their areas of origin. Those wells are helpful for the rural pastrolist communities.
Re: Banka Qoolcaday oo laga Bilaabay Qodista Ceel Riig ah
Posted: Sat Jan 28, 2012 6:18 pm
by Saraxnow
MashAllah halkaa ka sii wada, every little helps
