AwdalState and Khatumo State ceremony in London soon

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

AwdalState and Khatumo State ceremony in London soon

Post by Mondey »

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan inta jecel midnimada iyo Qaranimada Dalka Somaliya waxaa la ogaysiinayaa xaflad balaadhan oo 04-02-2012 ka dici doonta Magaalada London xafladaasi oo lagu taageerayo Midnimada Umada Soomaaliyeed.

Waa Goobma iyo Goorma

04-02-2012
London, COPLAND SCHOOL CACIL AVE,,WEMBLEY,,HA9 7DU,,, Start time 18:00pm Uk time.

Xafladan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyadaha Awdal State iyo Khaatumo State ee Dalka Uk waxaana lagaga hadli doonaa arimaha Siyaasada Somaliya sidoo kale waxaa lagusoo bandhigi doonaa Riwaayado, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaaqanka Soomaaliyeed, sida Jaandheerta iyo Saylicida waxaana lagu qaban doonaa goobtaasi Tartan Dhanka Ciyaarahaasi quseeya iyadoo abaalmarino lagudoonsiin doono cidii ku guulaysata tartankaasi.

Hadaba wixii faahfaahin ah ee intaasi dheer kalasoo xidhiidh Jaaliyada Awadal State Cabdi Xaashi telku waa 07931175078 iyo Jaaliyada Khaatumo State Cabdisalaan Suleiman telku waa 07950906722 Uk London. :som:

http://www.awdalnation.com/?p=11460
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: AwdalState and Khatumo State ceremony in London soon

Post by greenday »

There having a joined party? this is new.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: AwdalState and Khatumo State ceremony in London soon

Post by Advo »

:som: :up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: AwdalState and Khatumo State ceremony in London soon

Post by Rabshoole »

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”