Joker Mahiga: Amisom/Kenya to capture Afgooye and Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Joker Mahiga: Amisom/Kenya to capture Afgooye and Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Reuters ayaa sheegay inuu jiro qorshe cusub dagaal oo iska kaashanayaan ciidamada Kenya iyo kuwa Amisom kaas oo sida uu tilmaamay xarakada alshabaab looga saaraayo guud ahaan dalka Soomaaliya.
Mr Mahiga ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in qorshahaas cusub uu Soomalaiya loogu kala qeybiaya laba jiho,taasoo ah in ciidamada Amisom laga doonaayo in ay ku dhaqaaqaan fariisimada ashabaab ee dhinaca Waqooyi gaar”ahaan meelaha ka baxsan magalada Muqisho,halka kuwa Kenyana uu sheegay in lo xilsaaray fariisimada alshabaab ay ku lee yihiin gobolada Koonfureed.
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobeyd ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ay adkaan doonto in la saadaaliyo hadii alshabaab militari ahaan loo jabiyo inay ku milmi doonaan dadka shacabka ah, hase yeeshee waxaa uu carabka ku dhuftay inuu ku rajo weyn yahay iskaashiga militari ee Kenya, Amisom iyo waliba meelmarinta Road-Map-ka ee soomalaiya usuurta galin doonto inay doorashooyin ay ka dhacaan bisha August ee soosocota.


“AMISOM waxaa ay holgalo ka fuliyeen meelo ka baxsan magaalada Muqdisho waxaana ay kusii jeedaan degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, halka ciidamada Kenya iyana u dhaqaaqi doonaa magaalada Kismaayo halkaaso marka ay qabtaan ka dib ay uga sii dhaqaaqi doonaan gobolada kale ee koonfurta Soomaaliya” sidana waxaa u sheegay Mahiga oo lahadlaaya wakaalada Reuters.
Dhinaca kale waxaa uu soo hadal qaaday ciidamada Eithiopa ee ku sugan gudaha dalka soomaaliya kuwaasoo uu sheegya Mahiga in ay kusii sugnaan doonaan deegaanada ay qabsadaan ilaa iyo inta ay ka bedelayaan ciidamada Amisom.
Ugu danbeyntii Augastin Mahiga in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose laga dhoofiyo lagana soo dajiyo wax uu ugu yeeray Ajaanibta u dagaalanta Alshabaab, halkaasoona uu sheegay in la kala kulmi karo dagaalo kharaar oo ay la kulmaan ciidamada Kenyaanka ah.





The Kenyans are still at the same place since the invasion. I dont think the little inexperienced boys of Kibaki can capture Kismaayo.
Unlike amisom and ethiopia who are hardened by the war.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Joker Mahiga: Amisom/Kenya to capture Afgooye and Kismaa

Post by Murax »

This fat Tanzanian needs to just eat His fufu and not worry about things that doesn't concern Him.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”