Page 1 of 1

GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:04 am
by djibsomali
Wallahii waan kulaa yabaah

Baal maxaa iis badilay? mataan iyoo shalay??

adiguu calkaa nasso ablood kulbaa dhinac ulaa ordayaan oogaa,
Matanaa waa kii batustaan aka somali ayaad wadataa

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:33 am
by KyrieJama
:lol: maxaad ila yaabi sxb nin dadkiisa dhinac kaa raacay baan ahay.

xalee kuu maqneed adigu awdal state Monday baa tuurta kuu qaatay markaad adiga iyo rural man laa waayay. Monday waa Mujahid :up: :som:

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:39 am
by djibsomali
garad13 wrote::lol: maxaad ila yaabi sxb nin dadkiisa dhinac kaa raacay baan ahay.

xalee kuu maqneed adigu awdal state Monday baa tuurta kuu qaatay markaad adiga iyo rural man laa waayay. Monday waa Mujahid :up: :som:
waar araniguu waxaan tagay Addis, jigjiga, Awberaa ilaa oromo state.
waan soo noqday!!

Khatumoo haa nolatoo laakin adigaa waan kaa shakisanyahay!

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 9:45 am
by KyrieJama
djibsomali wrote:
garad13 wrote::lol: maxaad ila yaabi sxb nin dadkiisa dhinac kaa raacay baan ahay.

xalee kuu maqneed adigu awdal state Monday baa tuurta kuu qaatay markaad adiga iyo rural man laa waayay. Monday waa Mujahid :up: :som:
waar araniguu waxaan tagay Addis, jigjiga, Awberaa ilaa oromo state.
waan soo noqday!!

Khatumoo haa nolatoo laakin adigaa waan kaa shakisanyahay!
:lol: Waryaa Khaatumo waa dawladaydi dhayeeli mayo ee, baada ka bax oo goormu madaxweynaha awdal state baki imanaya oo ka waran awbare, baki, dila, boorama, wajaale etc uu arkaan inay mamuul goobaleed yeeshan?

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 10:14 am
by udun
Welcome back DjibSomali. :up:

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 10:41 am
by djibsomali
udun wrote:Welcome back DjibSomali. :up:
waar udun iskaa waraan!
dhulkuu waa nabaad, Africa way iskaa ficantahay!

Wallahi petroilkaa puntland haduu soo baxoo bishaa April iyoo wixii kaa dambeyaa! Puntland aya loo wada gurayaa.

Re: GARAD13

Posted: Wed Feb 01, 2012 5:43 pm
by Thuganomics
:lol: :lol: