Gacanyare

Moderator: Moderators
garad13 wrote:Abti wax laa qariyo qadhuun baa ku jira bay soomali tidhahda aniga gurage baan uu codeeyaayjk
I already know Cidagalle baa ku dhalay iska neefis sabaabtaad uu sheegi wayday waxa weeyan Muuse Bixi bay necebyihin
The_Emperior5 wrote:garad13 wrote:Abti wax laa qariyo qadhuun baa ku jira bay soomali tidhahda aniga gurage baan uu codeeyaayjk
I already know Cidagalle baa ku dhalay iska neefis sabaabtaad uu sheegi wayday waxa weeyan Muuse Bixi bay necebyihin
maybe maybe not![]()
Mar aan hargeysa joogay garadow ayaan waxan tagay xafaad adeerkey ii diray odayaal badan oo ciidagale baa joogay way murmayeen mid reer samataray la murmayeen oo isna ciidagaluhu dhaleen markasay siyasada ka hadlayeen markasu ku yidhi ki sacadmuse ,, Ninki muuse aha ayaa doorashada u socda codka ma siinaysan oday ciidagale oo ugu weyna meesha ba intu sare kacay gadhka cad intu iska taabtay bakorada dhulka ku dhuftay bu yidhi. waryaadhaheen ii dhegeysta inamadinan sacad muse Muuse biixi ninka la yidha iyo shaydaanku haday tartartamayaan Shaydaankanu codka siinayna