Okay, maxa go'aan ku...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Okay, maxa go'aan ku...

Post by VeiledGarbasar »

Waa idin wada salaamay aqyarta..

Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.

Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.

:lol: :lol:

bs: Haa ii cuunina. :roll: :up:
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by DisplacedDiraac »

Warsaneey so dhawoow abaayo..
Hayee aniga'na ugu daar
Hal isbuuc anigu ba af Soomaali kaaleya ba ku hadlayaa (Ilahay hadu ka digo).. :up:

:mrgreen: @ Green.. :P
Last edited by DisplacedDiraac on Wed Feb 01, 2012 4:49 pm, edited 1 time in total.
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by greenday »

Warsan iyo West anaa idin ilalilanaayo midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa :lol:

West Inshallah Arabic waaye hadoo Ilahey idmo ku badal :up:
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by DisplacedDiraac »

greenday wrote: midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa :lol:
:lol: Na ma askariyada luqaadda ba tahay?
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by VeiledGarbasar »

WestLdnShawty wrote:Warsaneey so dhawoow abaayo..
Hayee aniga'na ugu daar
Hal isbuuc anigu ba af Soomaali kaaleya ba ku hadlayaa (Ilahay hadu ka digo).. :up:

:mrgreen: @ Green.. :P
InshaaAllah

kkkkkkk (Somali qosal :lol: :lol: :lol: ) Alhamdulilah, haye macaanto, :clap: waa ku faraaxsanahay inta igla qab galoo si.....maxa suug xalwo intee imaado ee nagu qosho... :lol: :lol: Ala soo af-soomaligaay uu xun yahay...maxa rajayna inta ii fahamtay. :rose: :rose:


Cagar OKLY Green, waxa waa ka kadareey...InshaaAllah, Alhamdulilah MaashaAllah, wixi ilahay iyo deenta qusayso waa caadi...intee kale waa af-soomali laakin.


Ani maxay ila tahay dadkaan intee ka soo qayb galan:

Patriot
Alpha
HutuKing
Dangirl

Yaa kalay? Loool!
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by greenday »

WestLdnShawty wrote:
greenday wrote: midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa :lol:
:lol: Na ma askariyada luqaadda ba tahay?
Haa waxaa idinka badbaadi raba inaa sidi gabartan noqotiin :lol:

[youtube]zQJsQhqRdrQ&feature=player_embedded[/youtube]


Is ilaali gabar yahey usheeyda waa wataahe :mrgreen:
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by VeiledGarbasar »

^^^Looool Maya aniga ku hadalka waa fiicanahay. Alhamdulilah

Laakin qoraalka aa sii iga aha. :mrgreen:
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by DisplacedDiraac »

:lol: @ Innanta yar.. kkkkk :lol: :lol:

Af Soomaali gaay'yu wa qaashiin walle, si fiicaan ma uguu gooriikaari :down:
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by ManD333q »

VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..

Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.

Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.

:lol: :lol:

bs: Haa ii cuunina. :roll: :up:
it's waxaan go'aan ku... :up:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by SultanOrder »

ManD333q wrote:
VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..

Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.

Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.

:lol: :lol:

bs: Haa ii cuunina. :roll: :up:
it's waxaan go'aan ku... :up:
ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ah :lol:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by kambuli »

Veiled,

Y do you want to communicate in Somali with only those who don't speak that well? How would learn then? As the Somali saying goes" Laba Qaawani, isma qaaddo" :clap: :clap:
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by Lillaahiya »

greenday wrote:
[youtube]zQJsQhqRdrQ&feature=player_embedded[/youtube]
:lol: :lol: Miskiinad!
User avatar
VeiledGarbasar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1731
Joined: Sun Jan 22, 2012 5:20 pm
Location: Haa iga maajin Maxaa Janaqow

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by VeiledGarbasar »

ManD333q wrote:
VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..

Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.

Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.

:lol: :lol:

bs: Haa ii cuunina. :roll: :up:
it's waxaan go'aan ku... :up:
Mandeeq, walalashiis, aniga maxa dhaha, ''maxa' waxaan maba uu moodey inta isticmalo :?
Perfect_Order wrote: ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ah :lol:
Adiga saa afo-soomali igu hadashi doktoor maa ii soo qoray? :roll: Waxba igu maa daalin ee sidaadi uu ma hadali...fahmto? :-@


Kambuli,

Maya, maxa ka wada kuwas nee, intee nagala soo qayb galan. Ee waaba raabna dadka afsoomaliga khatar ku aha intee ku hadlaan ayagbo. :D
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by BlackVelvet »

VeiledGarbasar wrote:kkkkkkk (Somali qosal :lol: :lol: :lol: )
:lol: :lol:


VeiledG Af Somaaligaga waa qosol maxaa isoo xasuusisey gabar saxibtey, "inta kuhadlo" :up: :lol:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Okay, maxa go'aan ku...

Post by kambuli »

Veil,

Haye saas aa lagaa rabaa :up: Dadkii afka si fiican u kasaayo aa ku anfacayoo. Qof oo isba barbarad eh, maxaas kugu saa'idnaa :?: Ulajeeddadeydaa waad kastay noo :?:
Bilow, waxaad soo sheegtaa saddex maahmaahyood oo Somali eh :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”