Page 1 of 2
Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:33 pm
by VeiledGarbasar
Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
bs: Haa ii cuunina.

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:43 pm
by DisplacedDiraac
Warsaneey so dhawoow abaayo..
Hayee aniga'na ugu daar
Hal isbuuc anigu ba af Soomaali kaaleya ba ku hadlayaa (Ilahay hadu ka digo).. 
@ Green..
Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:47 pm
by greenday
Warsan iyo West anaa idin ilalilanaayo midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa
West Inshallah Arabic waaye hadoo Ilahey idmo ku badal

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:54 pm
by DisplacedDiraac
greenday wrote: midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa
Na ma askariyada luqaadda ba tahay?
Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:57 pm
by VeiledGarbasar
WestLdnShawty wrote:Warsaneey so dhawoow abaayo..
Hayee aniga'na ugu daar
Hal isbuuc anigu ba af Soomaali kaaleya ba ku hadlayaa (Ilahay hadu ka digo).. 
@ Green..
InshaaAllah
kkkkkkk (Somali qosal

) Alhamdulilah, haye macaanto,

waa ku faraaxsanahay inta igla qab galoo si.....maxa suug xalwo intee imaado ee nagu qosho...

Ala soo af-soomaligaay uu xun yahay...maxa rajayna inta ii fahamtay.
Cagar OKLY Green, waxa waa ka kadareey...InshaaAllah, Alhamdulilah MaashaAllah, wixi ilahay iyo deenta qusayso waa caadi...intee kale waa af-soomali laakin.
Ani maxay ila tahay dadkaan intee ka soo qayb galan:
Patriot
Alpha
HutuKing
Dangirl
Yaa kalay? Loool!
Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 4:59 pm
by greenday
WestLdnShawty wrote:greenday wrote: midaa ku qabto iyado Somali mahine wax kale ku hadleeyso hal isbuuc oo kale aa logu daraa
Na ma askariyada luqaadda ba tahay?
Haa waxaa idinka badbaadi raba inaa sidi gabartan noqotiin
[youtube]zQJsQhqRdrQ&feature=player_embedded[/youtube]
Is ilaali gabar yahey usheeyda waa wataahe

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 5:02 pm
by VeiledGarbasar
^^^Looool Maya aniga ku hadalka waa fiicanahay. Alhamdulilah
Laakin qoraalka aa sii iga aha.

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 8:06 pm
by ManD333q
VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga
maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
bs: Haa ii cuunina.

it's waxaan go'aan ku...

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 10:04 pm
by SultanOrder
ManD333q wrote:VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga
maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
bs: Haa ii cuunina.

it's waxaan go'aan ku...

ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ah

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Wed Feb 01, 2012 10:10 pm
by kambuli
Veiled,
Y do you want to communicate in Somali with only those who don't speak that well? How would learn then? As the Somali saying goes" Laba Qaawani, isma qaaddo"

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Thu Feb 02, 2012 1:15 am
by Lillaahiya
greenday wrote:
[youtube]zQJsQhqRdrQ&feature=player_embedded[/youtube]

Miskiinad!
Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Fri Feb 03, 2012 2:22 pm
by VeiledGarbasar
ManD333q wrote:VeiledGarbasar wrote:Waa idin wada salaamay aqyarta..
Aniga
maxa go'aan ku gareey inta af-soomali hal isbuuc forumka ku qor bis.
Ya ila sameeynayo saas? Bis lee dadka af-soomaligooda aa saas uu fiicnayn aa ka qayb gal karan.
bs: Haa ii cuunina.

it's waxaan go'aan ku...

Mandeeq, walalashiis, aniga maxa dhaha, ''maxa'
waxaan maba uu moodey inta isticmalo
Perfect_Order wrote:
ha isku dhibin, anaa ku daalay, waxaay dhahaan "maxaan raba" intay odhan lahaayeen "waxaan raba", afsomaligoodu ba si ka ah

Adiga saa afo-soomali igu hadashi doktoor maa ii soo qoray?

Waxba igu maa daalin ee sidaadi uu ma hadali...fahmto?
Kambuli,
Maya, maxa ka wada kuwas nee, intee nagala soo qayb galan. Ee waaba raabna dadka afsoomaliga khatar ku aha intee ku hadlaan ayagbo.

Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Fri Feb 03, 2012 2:32 pm
by BlackVelvet
Re: Okay, maxa go'aan ku...
Posted: Fri Feb 03, 2012 2:36 pm
by kambuli
Veil,
Haye saas aa lagaa rabaa

Dadkii afka si fiican u kasaayo aa ku anfacayoo. Qof oo isba barbarad eh, maxaas kugu saa'idnaa

Ulajeeddadeydaa waad kastay noo
Bilow, waxaad soo sheegtaa saddex maahmaahyood oo Somali eh
