^^ You can listen to it above.
Barnaamijka Gorfaynta Todabaadka ee Radio Saadaal Ku Dhageyso Guud Ahaantiisba Qodobo Jubbaland Ku saabsan Iyo Calankii Jubbaland oo Xarunta Gedo ee Garbahareey iyo Degmooyinka Gobalka Laga Taagay.
admin | Feb 02, 2012 | 2 comments
Radio Kismaayo
Baarnaamjka Gorfaynta Todobaadka ee Radio Saadaal oo aalaaba aan ku falanqayno waxyaabihii ugu danbeeyay ee Soomaaliya ka dhaco ayaan Todobaadkaan ku qaadaa dhigi doonaa qodobada ay ka mid yihiin:
Calmeemosaarka Madaxweynaja Jubbaland Dr.Axmed faarax Ducaale iyo sida jaaliyadaha reer Jubbaland ee Qurbaha ay u arkaan Jubbaland State.
Calankii Maamulka Cusub ee Jubbaland oo laga suray degmooyin gobalka Gedo ka tiran iyo guud ahaanba sida Maamul gobaleedkaan cusub ee Jubbaland uga hirgali karo gobalada Gedo,Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose.
