Page 1 of 1

Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 12:03 pm
by The_Patriot
Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka
Published: February 5, 2012

Kn:Magaalada Arlington ee ku taalada duleedka Dallas ee gobolka Texas waxaa hooyo Soomaaliyeed oo da’deeda lagu sheegay 60 jir ku gowracay wiil ay dhashay.

Ciidamada nabadgalyada oo gaaray goobta, kadib markii laga soo wacay xaafadda masiibadu ka dhacday ayaa la kulmay arin ay ka argagaxaan, waxay u tageen meydka hooyada oo gawracan.

Dadkii goobta ka dhawaa iyo xubno ka mid ah qoyska masiibadu haleeshay ayaa ciidamada amaanka u sheegay eedaysanaha falka fuliyay, waxayna markiiba ku guulaysteen inay isla nawaaxiga hoyga dhibtu ka dhacday ka soo qabtaan gacan ku dhiiglaha hooyadii gowracay.

Eedaysanaha oo magiciisa lagu sheegay Libaan Jaamac ayaa xabsiga loo taxaabay waxaana la filayaa in maalinta Isniinta la hor keeno sharciga.

Dhacdooyinka is dilka ahi waxay noqdoon wax ka caadi ah Soomaalida Galbeedka ku nool, ayadoo inta badan ay dilalka ka dhexdhacaan Lamaanayaasha ama dad ay wax dhex mareen, laakiin arinta waalid dilka ah ayaa soo kordhaysa 2 sano ee ugu danbaysay.

KismaayoNews.com

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 12:11 pm
by FBISOMALIA
لاحولة ولاقوة إلى بالله العلي العظيم

AUN

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 12:29 pm
by salool
Wadkeedi bey dhashay, inaalilaah wa ina ilehy raajacuun. :(

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 1:15 pm
by metamorphosis
aun. :( waa mucjiso la yaab leh

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 1:18 pm
by greenday
:shock: :shock: Inaa lilah, aduunyo gadoon waye, AUN :cry:

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 1:26 pm
by abdisamad3
aun.

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 2:19 pm
by CismanMaxamud1
AUN

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 2:40 pm
by garoweboy
AUN


:cry: :cry:

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 2:49 pm
by Addoow
AUN.Only a jaberti is capable of committing such cruel crime.Is there any chance the perpetrator of this vicious crime is jaberti.His name gives us a clue.

Re: Soomaali Hooyadii ku dilay Maraykanka

Posted: Sun Feb 05, 2012 2:51 pm
by BlackVelvet
Damn.

AUN