new Jubaland State in Dolow

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

new Jubaland State in Dolow

Post by CoolPoisons »

Gudoomiyaha Ahlusnna Waljamaaca ee Gobolada Konfureed Sh. Maxmed Awlibaax oo Shir jaraa’id manta ku qabtay Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo uga warbixiyay Shir looga arinsanayo Maamul Usamaynta Gobollada Jubbooyinka oo lagu qabanayo Magaalada Dooloow.

http://www.allwariye.com/Dhagaysi/diira ... somali.mp3
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: new Jubaland State in Dolow

Post by Murax »

So is this the 5th Jubbaland declared? Be that as it may at least this is in Somalia.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: new Jubaland State in Dolow

Post by Adali »

they are an actual recognized entity 'ASWJ' Image
they have military on the ground Image
they have taken sensible preliminary steps to form an administration Image

so far so good. :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: new Jubaland State in Dolow

Post by XimanJaale »

CoolPoisons wrote:Gudoomiyaha Ahlusnna Waljamaaca ee Gobolada Konfureed Sh. Maxmed Awlibaax oo Shir jaraa’id manta ku qabtay Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo uga warbixiyay Shir looga arinsanayo Maamul Usamaynta Gobollada Jubbooyinka oo lagu qabanayo Magaalada Dooloow.

http://www.allwariye.com/Dhagaysi/diira ... somali.mp3
:lol: :lol:
Suna wal-Jamaaca wada shaqaynbaa naga dhaxaysa, waana wada hadalay, waxaana ku tala jiraa in aanu wada shaqayn toos ah yeelano. Dadka Suna wal-Jamaaca masuulka ka ahi waxay ka mid yahiin dadka gobaladan u dhashay, inay maamulka ka qayb qaataan, in aanu ka wada shaqayno nabadaynta iyo horumarinta gobalka ayaanu ku tala jiraa, waana wada shaqaynaynaa, xidhiidh iyo wada hadala waa noo socdaan. Caawadaa aan joogno wakiilo ka socda Suna wal-Jameeca ayaa noogu imanaya halkan oonu la kulmayaa, oo aan u gudbinayaa ra’yigayga, iyaguna iisoo gudbinay ra’yigooda, wadashaqayn baanu ka filayna, ma filayo wax dhibaato ah haba yaraatee inay na dhex mari doonto” ayuu madaxwaynaha cusubi ka yiri Ahlu-Suna.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”