Page 1 of 1

Suldaan Gurey: 'Dr Ducaale is a hero and respected'

Posted: Mon Feb 06, 2012 4:25 pm
by XimanJaale
Suldaan Gurey (Suldaanka Beesha Xirsi Faraax) a pioneering Jubbalander and a respected elder has announced that Dr Ducaale's initative is welcomed and is already supported by all Jubalanders.

Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ka mid ahaa odayaashi dhaqanka ee aadka ugu olaleeyay in si dhab ah loo heshiisiiyo beelaha daga guud ahaan gobalada Jubbooyinka laisku yiraahdo oo ay Gedo ka mid tahay oo hoay shirar kala duwan oo markii hore lagu heshiisiiyay beelaha Sade iyo Kumade oo shirkii ugu danbeeyay ka dhacay sanadkii hore magaalada Doolow ee gobalka Gedo ayaa sheegay in si buuxda ay u taageersan yihiin maamulkaan cusub ee Jubbaland oo uu madaxweynaha ka yahay Dr.Axmed Faarax Ducaale.
Suldaan Gureey oo wareysi khaas siiyay shabakada warbaahinta ee Saadaal ayaa sheegay inay xiriir la sameeyeen beelaha Soomaaliyeed ee dagan gobalada Jubooyinka oo gudaha ku nool oo uu sheegay inay soo dhaweeyeen maamulkaan cusub,diyaarna u yihiin inay wax ka qaybsadaan.
Intresting interview:



Suldaan Gureey 'The meetings that occured in Doolow, Mandera, Dhoobley and Nairobi has given birth to Dr. Ducaale'.