Page 1 of 1
Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 5:44 am
by daiman
One second duco ii niyeyso markaad furtid postadaan. I feel culeys xaga deenka iyo everything. I even stopped prayers.
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:21 am
by Kukri
May Allah put noor in your heart.
May Allah keep you away from everything that stand in the way of salaat.
May Allah keep wixii shar oo dhan from your path.
May Allah make salaadaada iyo iimaankaaga tiir toosan.
Ameen!
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:24 am
by greenday
Ilaheey hana soo wada hanuunsho.
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:29 am
by Kukri
duco that doesn't includ you ma u quudhi weydey...

Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:31 am
by greenday
Kukri wrote:duco that doesn't includ you ma u quudhi weydey...

Its killing two birds with one stone, am efficient like that ee iga qalee

Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:34 am
by Kukri
ok but hal duco u niyee as he requested

Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:38 am
by greenday
Daiman abaayo ilahey diinta haduu fududeeyo and may praying become as natural as breathing to you

there duca both in words and niya.
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 7:58 am
by salool
daiman wrote:One second duco ii niyeyso markaad furtid postadaan. I feel culeys xaga deenka iyo everything. I even stopped prayers.
prayers is ur rope to Allah, once you stop with that you lose all hope.Plz go back praying.Ilaahy ha ku so hanuuniyo.
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 8:07 am
by Hyperactive
Kukri wrote:May Allah put noor in your heart.
May Allah keep you away from everything that stand in the way of salaat.
May Allah keep wixii shar oo dhan from your path.
May Allah make salaadaada iyo iimaankaaga tiir toosan.
Ameen!

ameen.
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 8:09 am
by qoraxeey
its up to how you feel in your religion
no *duuco* from somalinetters can help you

Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 8:42 am
by daiman
Jazza akalaah khayran for those made the duaa for me.
Qoraxeey waa inan yara falan baan u maleyn

Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 9:36 am
by whitehartlane
Inadeer, ilahay waxaan Kaaga baryay in uu dunida uu kuu fududeeyo aakhirana janada kaa waraabiyo..
Amiin
Re: Halkan imoow
Posted: Tue Feb 07, 2012 2:55 pm
by XimanJaale
Ilaahi ha ku garab galo amiin ilaahi ha ku caafiyo amiin ilaahi wadada iftinka hakuu toosiyo amiin
amiin amiin