Shocking Story.
Posted: Thu Feb 09, 2012 3:36 pm
Karbaashka idinkaa doontaye
Ka warama jabkiini.
Karti idinkoo u laheen
Kalashnikov la boodeene
Kolka bahashu bilaabmatayna
Kabihiin ka cararteene
Ka jooga idinkii diidaybaa
Maantana ka dhawaajinaye
Kibiliga habeenka duula
Sidiisa Kaadi ka wareegteene
Kiish bariis ah sidii
U kala daadateene
Korneeladiina waa kuwan
Kala taga layiriye
Ku xigeenada laftigood
Waa la kala yaaciniye
Ka warama jabkiini.
Karti idinkoo u laheen
Kalashnikov la boodeene
Kolka bahashu bilaabmatayna
Kabihiin ka cararteene
Ka jooga idinkii diidaybaa
Maantana ka dhawaajinaye
Kibiliga habeenka duula
Sidiisa Kaadi ka wareegteene
Kiish bariis ah sidii
U kala daadateene
Korneeladiina waa kuwan
Kala taga layiriye
Ku xigeenada laftigood
Waa la kala yaaciniye