TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Somalian_Boqor »

TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.
Ogaysiis Tacsi:-Marxuum Liibaan yaasiin cismaan Keenadiid oo Bosaso ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee Waxaa maanta ku geeriyoodey Magaalada Bosaso Marxuum Liibaan yaasiin cismaan Keenadiid, waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaa dhamaan Ehelada oo ku kala nool Dalka gudihiisa iyo dibadiis.

Dhamaan Masuuliyiinta sare iyo howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi.com waxay Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Faarax Yasiin Cusmaan Keenadiid oo ka mid ah Masuuliyiinta Puntlandi.com geerida naxdinta leh ee ku timid Walaalkiis Liibaan oo maanta Bosaso ku geeriyoodey.

Waxaan Faarax u rajaynaynaa inuu Illaahay simir ka siiyo Walaalkiis , Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Marxuum Liibaan yaasiin cismaan Keenadiid wuxuu si kadis ah maanta u geeriyooday magaalada Bosaso, isagoon awal wax xanuun ah qabin.

Janadii ilaahay ha ka waraabiyo marxuumka.

http://puntlandi.com/?p=26646
Last edited by Somalian_Boqor on Sat Feb 11, 2012 12:23 am, edited 1 time in total.
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Pwani »

AUN, kenadid youl be missed
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by CismanMaxamud1 »

AUN :(
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Babygirl- »

AUN... :rose:

Kenadiid name makes us proud, :up: daad badaana wuu kaa nixiiya.. :up:
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by MrSinister »

AUN
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by siren »

Babygirl- wrote:AUN... :rose:

Kenadiid name makes us proud, :up: daad badaana wuu kaa nixiiya.. :up:
Ilahaay haa uu naxariisto... :up:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by abdisamad3 »

AUN.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Xamud. »

Ilaahey ha u naxaristo, qabrigana ha u wasiciyo...amiin.
User avatar
maryandagan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 268
Joined: Wed Mar 09, 2011 3:44 am

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by maryandagan »

allah u naxariista , amiin
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by tightrope »

AUN
Amethyst
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1664
Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
Location: Viva La Punt!

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Amethyst »

AUN.... Samir iyo imaana dadkiisana ka siiyo. Ameen.
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by MrSinister »

somalia and puntland in particular has lost another great intellectual and one of somalia's founding fathers. allah ha u naxariisto. What's more unfortunate, is the current crop of morons who infest this section who don't realize the great name and legacy they represent.
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by Cinque Mtume »

AUN
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by abdalla11 »

AUN, i know his sister and nephew
Somalian_Boqor wrote:TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.


Intellectual, Scholar, Nationalist And Somali Royalty Allaha u Naxariistee Yaasiin Cismaan Keenadiid Passed Away Today In Bosaso: :cry: :cry: :cry:

Image

Biography
Yaasiin Cismaan Keenadiid (Somali: Yaasiin Cismaan Keenadiid, Arabic: ياسين عثمان كينايديض‎) (born 1919-) is a Somali intellectual. He is one of the founders of the Somali Youth League and an influential literary scholar, having written a seminal dictionary of the Somali language.

Yaasiin is a member of the Keenadiid family. He is related to Ali Yusuf Keenadiid, the former sultan of Hobyo (see Northern Somali sultanates). His father, Osman Yusuf Kenadid, was the brother of Ali Yusuf and the creator of the Osmanya script.

Keenadiid was born in Hobyo (Obbia), Somalia during 1919. He attended a Quranic school until he was fifteen. He then move to Muqdisho, attending both Italian and Arabic schools where he learned English.

Keenadiid helped found the Society for Somali Language and Literature. He is also one of the thirteen founders of the Somali Youth League (SYL) and was member of the National Somali Language Committee that decided on the standard spelling of modern Somali.
Works
Keenadiid's best-known book is the dictionary that was the only standard Somali dictionary for decades:
Qaamuuska Af-Soomaaliga, 1976 Mogadishu/Firenze, Wasaradda Hiddaha iyo Taclinta Sare,
Akademyaha Dhaqanqa.

He is also known as an influential literary scholar:
1984 Ina Cabdille Xasan e la sua attività letterararia, Naples, Instituto Universitario Orientale
That's the biography of his father, Yassin Keenadiid. The guy that died was Liibaan Yassin Keenadiid
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: TACSI: Ina Lilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun.

Post by quark »

AUN
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”