Maxaa dheelijirteen?
Yaa kasaayo bugle? .....yaa soo ciyaaray tarakh?
Adoo loos soo gadatay jardiin ma ku baashaashay?
Wirif yaa tuuray

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Kuwaas walashay aa lugu caabsi jirayBanadirBeauty wrote:Bang, bang! Ciyaal Faay Cali gang, Ilmo xaran ku fuul.
Version I learned is Sac la booray booraankiisa boor la saarayLamgoodle wrote:Somali kids everywhere have the ability to compose rap like texts;There are many forms of these:
This is common in the middle regions;
Sac la boorey booraankiisa geed la saaray