"Dheybaa Lagu Anqariyoo Dharka Waxeey Ka Xirataa Dhaqankiyo Hiddihii Horee ,,,, Dhankastoo Ka Eeegaba Waa Mid Loo Dhameeyoo Wax Dhaliil Kumaa Arag ,,, Dherrerka Iyo Laxaadkiyo Dhaqaaqeeda Socodkiyo Dhabanadan Hilaacay Hablakale Ku Dhaaftoo... Ninkeey Wada Dhameystaan La Dhadhamiya Caashaqa Asaagii Wax Dheeraa"














































