AUN PL health minster brother dead in Malaysia hospital
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
AUN PL health minster brother dead in Malaysia hospital
Garowe(Pi)Dhamaan howlwadeenada Wasaarada Caafimaadka Puntland iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi.com waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Wasiirkiika Caafimadka Dr. Ali Cabdullaahi Warsame oo Walaalkiis Alle ha u naxariistee Cismaan Cabdullaahi Warsame ku geeriyooday galabta (15.02.2012)Isbitaal ku yaal magaalada Kuala Lumpur ee wadanka Malaysia
Dhamaan Caruurtii uu marxuumku ka tagay , Ehelka iyo Qaraabada waxaan leenahay Illaahay samir ha idinka siiyo, Marxuumkana janadii haka waraabsho.
Waxaa sigaara Tacsida u diraya Mohamud Ahmed Cali Tafatiraha Puntlandi.com iyo Cabdulqaadir Warsame Yusuf oo ah madaxa saxaafada ee Wasaarada Caafimaadka.
Mudane Wasiir illaahay samir iyo iimaan ha kaasiiyo Walaalkaa Cismaan, Illaahay marxuumkana jano waarta ha geeyo iyo dambigiisana ha dhaafo.
Puntlandi.com

- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: AUN PL health minster brother dead in Malaysia hospital
Ilaahey ha u naxaristo..amiiiiiiin.
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: AUN PL health minster brother dead in Malaysia hospital
AmiinXamud. wrote:Ilaahey ha u naxaristo..amiiiiiiin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 445 Views
-
Last post by quark
-
- 9 Replies
- 741 Views
-
Last post by maryandagan
-
- 15 Replies
- 886 Views
-
Last post by Amethyst
-
- 8 Replies
- 504 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 14 Replies
- 1713 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 5 Replies
- 954 Views
-
Last post by udun
-
- 4 Replies
- 724 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 285 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 8 Replies
- 949 Views
-
Last post by RoobleAlWaliid
-
- 45 Replies
- 2927 Views
-
Last post by Skippa