In the talks will be how the people of Western Galgaduud and the Ahlu Sunnah command in central Somalia can best support the defense of the Republic in which Khaatumo is at the frontlines
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State oo soo garay Magaalada Cabudwaaq.
Madaxweyanah Maamulka Khaatumo State aya waxaa uu manta soo garaya Magalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia .
Madaxweyanaha aya waxaa uu horkacayay Wafdi balaraan oo iskugu jira Wasiiro iyo Xubno aqonyahano ah waxaana siweyn logu soo dhaweyay Magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia.
Wafdigaan aya waxaa la dajiyay Midka mid ah Hoteelada Magaalada Cabudwaaq waxayna hada Shir kula jiraan Maamulka Ahlusunna Waljamacaa ee Magaalada Cabudwaaaq oo si weyn ugu soo dhaweyay Maamulka Khaatumo Magaalada Cabudwaaq.
Wali ma cada Ujeedada Safaarka wafdigaan ka socda Khaatumo State of Somalia balse waxaa lagu wada in malinta bari ah ay la hadlaan saxafada.
Wixi warar ah ee ku soo kordha Boqashada Wafdigaasi kala soco Warbahinta Kismaayo24.com
Info@kismaayo24.com
http://kismaayo24.com/?p=27970