
Credt goes to amillia.
Moderator: Moderators









Just look at yourself. could you be anymore laangaab? next time you say its all darood against us when khaatumo kicks your arse just take a look at this picture to reassure yourself.khalid ali wrote:This guy really loves our attention![]()
keep drawing fake maps while we run the entire Somaliland
![]()
![]()
![]()
This is closer to the truth
http://bdeco.tripod.com/somalia/clans.html
And this is the Somaliland Country map
Thats the disputed part eastern sanaag and eastern sool




Nope bro waxaad isha qeexday waa sida dhabta ah.samatar133 wrote:khalid cali
sxb mapka aad soo galisay inta badan waa sax khaasatan dhulka isaaq. Laakiin DHinaca gobolada dhexe Mudug, Galguduud, khalad wayn baa ku jira, dhul badan oo HG iyo dir leeday ayaa si khaldan loogu qoray Darood. Sidoo kale dhulka daarood ee gobolada dhexe iskuma furna waxa qaybiya HG sacad, that is why Mareen can't joint Puntland. Dhina koofurta Jubooyinka, marka laga reebo qaybo ka mid ah gobolka Gedo, inta kale waxa daga qaba'il soomaliyeed oo badan sida Dir, sheekhaal, daarood, raxanweyn, gaaljecel, jareeer etc, sidaa darteed in hal gabiil lagu dul qoro waa khalad



I am laandheere therefore i need bigger lands to accomodate my enermous size and ogadenya isnt enough.samatar133 wrote:Metomorphesis
Horta are you not an Ethiopian from kilidhka shanaad? Maxaa kaa galay arimaha somalida ama ha is raacaan ama ha kala go'aan ama ha is dilaan? Is it not time to worry more about the plight of your people in Ethiopia?

The burden of prove is now on you. Prove it to us?khalid ali wrote:Haa waan ogahay dhinaca galguduud wa qalad thats why i said its closer to the truth tuulooyin badan oo merexaanku lahayeen galbeedka galguduud waxa ka qaaday habargedir cayr siba reerka la yidha dhuusabamreeb xita waxa degi jiray merexaan oo sharing bay ahayd hada merexaan dhuusamareeb waxba kuma laha
