Cigaal international airport under full construction

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Cigaal international airport under full construction

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by LiQaaye_TDH »

Wow That looks nice, it will start the construction an Adan Madoobe Company got the Contract :mrgreen:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by samatar133 »

Liqaye

Ma mid yaroowe ka yamid oo maryo siigo cas leh xidhan ayaa contruct kii la siiyay :down:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by samatar133 »

i know the contract is granted to a chinese company with a somalilander partner, ma ka somalilanderka baa Aden madobe ah?

Ta kale kan liqaaye la yidhaa intaan anigu arkayay markuu meeshan wax ku qoro wuxuu ka hadlayaa HJ/Aden Madobe. waar Liqaayow ma Adan madoobaad ku siigaysataa habeenkii?
Last edited by samatar133 on Sat Feb 18, 2012 1:32 pm, edited 2 times in total.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by CaynabaX »

samatar133 wrote:Liqaye

Ma mid yaroowe ka yamid oo maryo siigo cas leh xidhan ayaa contruct kii la siiyay :down:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Liqaaye tuuloyinka aad degtaan Taalo-Buur iyo Dhagaxdheer BA muu dhiso maxaaa Hargeysa iyo Maroodi Jeex idin geeyey? Habar Xabusheednimada miyaad ka cararaysaan arintani Toljeclo ayaan ku ogaa :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by kaliil »

wiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by samatar133 »

kaliil wrote:wiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?
sxb terminals cusub ayaa lagu kordhinayaa, waana la cayriyaynayaa waxaana ku baxaysa lacag ku dhow shan million oo doolar :up:

Hargeisa warkeeda i sii?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by kaliil »

samatar133 wrote:

Dee terminalku waaba iska diyaar oo waa ka aan ku leeyahay gacantaa lagu hayay.terminalka hadda jira mid leeg weeye oo diyaar weeye. daaqadaha ayuun baa ka dhinaa.

Hargeysa waa lagu nabad qabay.Shaqo la`aan ayaa meesha ka jirtay oo dhaliinyaradu ka cabanayeen.Dadka badankoodu Hargeysa ayay kusoo urureen siday meeshu janno tahay markaasaa suuqa meel la kala maro la la`yahay. Mid waliba wadada ayuu dukaan ka furtay ama kaaryoone dhigtay markaasay dadkii iyo baabuurtu meel maraan waayeen. Xaga siyaasada marka la eego Dad badan ayaa ka shakisan oo aaminsan ina Somaliland Somaliweyn lagu darayo.Xiitaa intaan meesha joogay waxa soo baxday lacag cusub oo 1000 somali shilin ah oo soo saaray bangiga dhexe somalia oo somaliland oo dhan soo gashay.Dagaalada Buuhoodle e waxba laga qaban waayayna marka la arkay dadkii shaki ayaa galay oo waxay leeyihiin dawladani Xamar bay noo wadaa.
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by samatar133 »

kaliil

sxb thanks for the info : :up: : . Xaga airportka inta aan ogahay imika diyaaradaha waaweyni ma soo fadhiisan karaan, mana aha airport lagu tilmaami karo caalami. Mashruucan hada cotract kiisa la bixiyay waxa kuu ka dhigi doonaa airport ka mid caalami ah oo casri ah oo diyaarad kastaa soo caga dhigan karto.

xaga siyaasada, waxaan ku waydiiyay adiga fikirkaagu muxuu yahay, miyaad la qabtaa shakigaa dadka qaar muujiyeen?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by The_Emperior5 »

Reer hargeysa hadal bay hayaan i remember 1999 marki cigaal shirar la qadanayey dawladi laga so dhis laha djibouti dadku wakuwi laha Cigaal manu fahmin Madaxweyneu raba ka noqda Somaliland iyo Somalia oo la isku daray :lol: Wa iska dadkanu hargeysa jooga wa dad iska conspiracy badan oo sheeko waalay waxasa la yidhi dadki laakin hada wa bisladeen Somaliland in aaan qaranimada jamhuuriyada Somaliland cidi waxba yeeleyn people in Somaliland now are full of confidence this is not the 90s.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by kaliil »

samatar133 wrote:

xaga siyaasada, waxaan ku waydiiyay adiga fikirkaagu muxuu yahay, miyaad la qabtaa shakigaa dadka qaar muujiyeen?
haa marmar shakigaa dadka waan la qabaa haddana waxaan is idhaahdaa waa shaki uun e waxaa waxba kama jiraan. sidaan kuu sheegay sadex arimood ayay dadku ka shakiyeen:

1. lacag somalida lasoo celiyay
2. maamulgoboleedyada wadanka lagaga dhawaaqay e dawladu waxba ka qaban weyday
3. shirarka somalida e somaliland ka qaybgelayso
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by samatar133 »

kaliil

sxb, shacabku waa iska ma garato aan dantooda aqoon, nasiib wanaag se imika waxa hogaanka u qabtay rag wax garad ah oo daacad ka ah inay danta ummada horumariyaan. Dhag how dhigin huuhaada meelaa laga shubayo ee ay faafinayaan maangaabka iyo meel_soke_wax ka eegu. Danta Somaliland meel kasta oo ay taalo waa la tagayaa xataa hadii ay Xamar noqoto :sland: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by LiQaaye_TDH »

samatar133 wrote:i know the contract is granted to a chinese company with a somalilander partner, ma ka somalilanderka baa Aden madobe ah?

Ta kale kan liqaaye la yidhaa intaan anigu arkayay markuu meeshan wax ku qoro wuxuu ka hadlayaa HJ/Aden Madobe. waar Liqaayow ma Adan madoobaad ku siigaysataa habeenkii?

Waxu Ugu Daran Nacas Xun oo Hargeis Golj-Jano soo Dhaafin oo Iska Barta Yiroowe :lol:

Haa sxb Intaan Magaca Adan Madoobe Computer Ku Qor ayaan Ku Siigaysta, Markaas Ku Biyo Baxa ceeb Sacad Muse :mrgreen:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:wiigii hore ayaan Hargeisa ka imi oo madaarka dhismaha qaybta cusub waa la bilaabay oo wax yar ayaa ka dhinayd. Chineseku maxay dhisayaan ileen haddaaba qaybta cusub gacanta lagu hayaye?
War Terminal Cusub oo ay Ku Baxeyso 4.9 Million Us Dollar ayaa Dhisayaaye, Bal arka Inaaney Dadka wadanki Jooga warba Hayniin, Kaliil oo shalay ka Yimi oo weliba soo Maray Airportka Hargeisa ayaan Ogayn ino Chinese dhisayo Hargeisa...

War Inader Intaad Dhuumatay oo Baxsatay ayaad Hal Sawir ahna noo sidin Bal Maxeyno Ku wada Hadalna Kaliilow? Mise Sidaadi ayaad Ila Hawdki Carartay?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Cigaal international airport under full construction

Post by kaliil »

LiQaaye_TDH wrote:
War Terminal Cusub oo ay Ku Baxeyso 4.9 Million Us Dollar ayaa Dhisayaaye, Bal arka Inaaney Dadka wadanki Jooga warba Hayniin, Kaliil oo shalay ka Yimi oo weliba soo Maray Airportka Hargeisa ayaan Ogayn ino Chinese dhisayo Hargeisa...

War Inader Intaad Dhuumatay oo Baxsatay ayaad Hal Sawir ahna noo sidin Bal Maxeyno Ku wada Hadalna Kaliilow? Mise Sidaadi ayaad Ila Hawdki Carartay?
Liqaaye terminalka ina la dhisayo waan soo arkay laakiin cida dhisaysa cidna maan weydiin. Yacni waxaan u jeeday ileen terminalka dhismihiisa waaba la bilaabaye chineseka maalmahan la hadal hayo ma wax cusub oo kale ayay samaynayaan mise terminalka hadda la wado ayaa la sheegayaa.Maalintaan Hargeysa ka degayay 12.01.2012 waxa diyaaradaanu la soconay nala saarnaa maydkii Aadan Mire Waqaf oo Malaysia laga keenay. Maalintaan soo baxayayna waxa madaarka kasoo degayay oo carpetka loo dhigayay Siilaanyo.Runtii ilaa Hawd inaan tago waan jeclaa laakiin fasaxa ayaa igu yaraa oo 4 week keliya ayaan wadanka joogay. Burco oo yara gaadhay oo maalin iyo habeen soo joogay mooyaane meel kale Hargeysa umaan dhaafin.Inaan Hargeysa guri kasoo iibsado ayaan meesha u tegey oo taana waan kusoo guulaystay alxamdulillah. Hargeysa way nimcaysnayd oo magaaladu way sii balaadhanaysaa. Waxa fooqyo dhaadheer oo cusub laga dhisayo waad yaabaysaa.xagaasay lacagi taalaaye Yurub waxba ma yaalaan. xoogaa sawiro ah waan kasoo qaaday meesha e markale ayaan soo gelin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”