Page 1 of 1

Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sat Feb 18, 2012 2:10 pm
by Rightwing
The author could be Somalineter :lol: i.e. Graad13 :lol:

Dawladda Jabuuti oo dalkeeda ka Mamnuucday Baasaboor ku sheega SNM-ta dayrisayna Siyaasad xumadda Axmed LaangadheMadaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa todobaadka si adag ula hadlay horjooga Maamulka Hargaysa Axmed Laangadhe kol uu dhawaan tagay dalka Jabuuti, waxana la sheegay in Axmed Laangadhe uusan ku farxin imaatinkiisa Jabuuti
Madaxweyne Geele ayaa u sheegay Axmed Siilaanyo in uu ka qayb galo shirk London isla markaansa wax kasta oo ka soo baxa uu aqbalo ayna muhiim tahay in xiligan Soomaaliya loo dhiso dawlad qaran oo loo wada simayn yahay isla markaasna aysan jiray Somaliland uu caalamku aqoonsanayo ayna mudan tahay in Beenta shacabka Hargaysa laga daayo iin la lugooyo beena loo lagu maaweeliyo

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxa kale oo u sheegay in dawladda Jabuuti aysan aqbalayn in dalkeeda lagu soo galo Baasaboor ku sheegay SNM-ta uuna mamnuuc ka yahay waxana uu Geelle u sheegay Siilaanyo in uu Muwaadiniinta Beesha Isaaq u sheego in aysan u qaadan Dalka Jabuuti cidii u soo qaadatana loola sharciga la horkeenayo

Horjooge Axmed Laangadhe sidoo kale waxa uu waji gabax kala soo kulmay R.wasaaraha Itoobiya safar uu dhawaan ku tagay waxana isi soo taraysa in dhamaanba beesha caalamku ay dayrisay Siyaasad xumadda Beesha Isaaq

allssc@hotmail.com

allssc3@gmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=22814

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sat Feb 18, 2012 2:13 pm
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol: :lol: allssc is pure entertaining :mrgreen: :lol:

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sat Feb 18, 2012 2:14 pm
by kaliil
Alfaas ha dacweeyo qoraagaa magaca ninka kale soo saaray isticmaalay iyadoon loo ogolaan :lol:

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sat Feb 18, 2012 2:16 pm
by Rightwing
Alfaas, should sue them!

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sun Feb 19, 2012 4:18 am
by LiQaaye_TDH
Allssc is the Funniest website the Editor is AMINA WARIS :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sun Feb 19, 2012 8:11 am
by Thuganomics
:lol: :lol: :lol:

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Sun Feb 19, 2012 8:14 am
by KyrieJama
Rightwing wrote:The author could be Somalineter :lol: i.e. Graad13 :lol:

Dawladda Jabuuti oo dalkeeda ka Mamnuucday Baasaboor ku sheega SNM-ta dayrisayna Siyaasad xumadda Axmed LaangadheMadaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa todobaadka si adag ula hadlay horjooga Maamulka Hargaysa Axmed Laangadhe kol uu dhawaan tagay dalka Jabuuti, waxana la sheegay in Axmed Laangadhe uusan ku farxin imaatinkiisa Jabuuti
Madaxweyne Geele ayaa u sheegay Axmed Siilaanyo in uu ka qayb galo shirk London isla markaansa wax kasta oo ka soo baxa uu aqbalo ayna muhiim tahay in xiligan Soomaaliya loo dhiso dawlad qaran oo loo wada simayn yahay isla markaasna aysan jiray Somaliland uu caalamku aqoonsanayo ayna mudan tahay in Beenta shacabka Hargaysa laga daayo iin la lugooyo beena loo lagu maaweeliyo

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxa kale oo u sheegay in dawladda Jabuuti aysan aqbalayn in dalkeeda lagu soo galo Baasaboor ku sheegay SNM-ta uuna mamnuuc ka yahay waxana uu Geelle u sheegay Siilaanyo in uu Muwaadiniinta Beesha Isaaq u sheego in aysan u qaadan Dalka Jabuuti cidii u soo qaadatana loola sharciga la horkeenayo

Horjooge Axmed Laangadhe sidoo kale waxa uu waji gabax kala soo kulmay R.wasaaraha Itoobiya safar uu dhawaan ku tagay waxana isi soo taraysa in dhamaanba beesha caalamku ay dayrisay Siyaasad xumadda Beesha Isaaq

allssc@hotmail.com

allssc3@gmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=22814
Rightwing abti aniga waxaan uu aqana ina bureeqa ama ahmed gudi :lol:

Re: Khatumo violated copyrights of ALFAAS

Posted: Mon Feb 20, 2012 5:42 am
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:Alfaas, should sue them!
:lol: :lol:

cajabna kaftan ayey aheyde langadhe ma dhab ayey u qaateen :lol: :lol: