Waxaan dadweynaha soomaaliyeed ee sharafta leh gaar ahaan jaalliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada london ee dalkan ingariiska ka codsanaynaa inaad si xushmadi ku jirto nagala soo qayb gashaan, Banaan bax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Jaalliyada soomaaliyeed ee ku nool dalkan UK, xaafiiskooda la magac baxay SDUK,
Banaan baxaas oo looga soo horjeedo shirkii( ICG &UN) ay ku qabteen dalka Uganda caasimadiisa kampala , shirkaas oo go,aamadiisu ka mid ahaayeen Xil wareejin lagu sameeyo xakuumada iyo golaha wasiirada hada jira ee soomaaliya oo uu Hormuudka ka yahay R/W Farmaajo,kaasoo ah midkii dhaliyey kacdoonka shacabka soomaaliyeeed,noqdeyna go,aan ay ka biyo diideen oo u cuntami waayey.
GOOBTU Waa-3 Whitehall court london- post-code- SW1A 2EL
Maalinta ,Waqtiga& saacaduna waa-Jimce 17/06/11,
10.00Am—————-18.00pm.
Isu soo baxa iyo mudaharaadkan waa mid nabadgelyo oo shacabka soomaaliyeed shacuurtooda kusoo bandhigi doonaan,dareenkooda ku aadan go,aankii dhawaan kasoo baxay magaalada kampala ee dalka Uganda,Manoqon doono mid lagu jaa,ifeyn doono ama xadgudub loogu geysan doono shaqsi ama masuuliyiinta sarsare ee soomaaliya midkoodna.
Mudaharaadkan KUMANAANKA qof isa soo diwaan geliyeen durba oo lagu wado inuu ka dhaco maalinimada jimcaha ah magaaladan london,waa mid dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan london amaba UK shacuurtooda ku aadan go,aankii kampala kasoo baxay iyo dareenkooda wadaninimo ay ugu gudbin doonaan si nabadgelyaa, masuuliyiinta sarsare ee ka arimiya dalkan ingariiska,,
Xusuus—Jaalliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada dalkan ingariiska way nagala soo qayb geli karaan mudaharaadkan balaaran Gacmo furan baanan kusoo dhaweynaynaa,,
Waxaad kala xiriiri kartaa waxii macluumaad dheeriya Gudiga qaban qaabada oo kala ah.Keyf aaden Cilmi- tell-07939931150 ama C/llaahi xirsi—07947488758.
MAHADSANIDIIN
Anyone who believes in Somalinimo and Midnimo COME IN
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- reerbrazil_mudug
- Posts: 182
- Joined: Fri Apr 03, 2009 10:39 pm
- Location: Gaalkacyo, Puntland State, Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 566 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 3 Replies
- 856 Views
-
Last post by PrinceDaadi
-
- 70 Replies
- 3616 Views
-
Last post by **weezy**
-
- 26 Replies
- 1422 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 24 Replies
- 1713 Views
-
Last post by Naughty_By_Nature
-
- 1 Replies
- 624 Views
-
Last post by Alshabaibe
-
- 3 Replies
- 400 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 2 Replies
- 802 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 23 Replies
- 3103 Views
-
Last post by XimanJaale