Wasaaradda arimaha gudaha iyo Dowladdaha hoose ee Puntland ayaa sheegtay in dhowaan gole degaan loo samayn doono ilaa labo degmo oo ka kala tirsan gobolada Bari iyo Mudug.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha C/laahi Siciid Aw-Yuusuf oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in degmooyinka Iskushuban iyo Galdogob loo samayn doono asbuucyada soo socda gole degaan oo dooran doona maamul cusub.
Waxaa uu xusay in ay wadaan olole loogu sameynaayo goleyaasha degaanka isagoo tilmaamay in wixii intaas ka dambeeya degmooyin kale loo sameyn doono Gole degaan.
Dhinaca kale wuxuu sheegay in Wasaaradda ay qorsheynayso in howlo wacyigelin iyo mashaariic horumarineed ka fuliso degmooyinka qaar gaar ahaan kuwa ay saameeyeen kooxaha Burcad badeeda.
Bishii lasoo dhaafay ayay ahayd markii Gole degaan loo sameeyay degmada Qandala ee gobolka Bari,waxaana sidoo kale la kala diray Golihi degaanka Ufeyn.
Goldogob & Iskushuban getting local councils
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Goldogob & Iskushuban getting local councils
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Goldogob & Iskushuban getting local councils
Long overdue 
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Goldogob & Iskushuban getting local councils
now in PL local councils in 6 gobols
bari - nugaal - sanaag - hiylaand - mudug - karkar
the only left is sool iyo cayn they should do it fast cause the election is near
bari - nugaal - sanaag - hiylaand - mudug - karkar
the only left is sool iyo cayn they should do it fast cause the election is near
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 18 Replies
- 1667 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 1076 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 16 Replies
- 2777 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 6 Replies
- 2183 Views
-
Last post by PosH
-
- 2 Replies
- 901 Views
-
Last post by VybzKartel
-
- 8 Replies
- 17923 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer

