Alqeada commanders fleeing from Baydhaba

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Alqeada commanders fleeing from Baydhaba

Post by AhlulbaytSoldier »

Abu Mansur loves to live, yet he tells the kids to wish for death :lol:

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba
Published on February 22, 2012 by Feysal · No Comments · 1,466 views

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu ka heleyno magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ay isaga baxayaan horjooggayaasha Al-Qaacidda, iyadoo dadka deegaanka ay billaabeen barakac ku socda si tartiib tartiib ah.

Wararka uu Radio Muqdisho uu ka helayo gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in horjooggayaasha Al-Qaacidda ay billaabeen in ay isaga baxaan halkaasi, kadib markii ay u soo jiheyteen ciidammada dowladda oo kaashanaya ciidammada Itoobiya.

Sidoo kale malleeshiyaaka aan heysan qalab dagaal oo aan sidaa u badneyn ayaa looga cararay gudaha magaalada Baydhaba sida ay wararka sheegayaan, waxaana dadka deegaanka ay haddal hayaan soo galitaanka ciidammada dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Goobjoogayaal ku sugan xarunta gobolka Baay ee Baydhaba ayaa inoo sheegay in ay cabsi ka qabaan in uu dagaalka sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo fido, maadaama Al-Shabaab Al-Qaacidda ay billaabday in ay ka cararto cududa ciidammada Xoogga ee ku soo wajahan.

Dhinaca kale malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa magaalada Baydhaba kala cararay Idaacadda ay dadka ka gaaleysiin jireen ee Andulus, iyadoo aan la ogeen halka ay illaa hadda u carareen.

Ciidammada dowladda ayaa ku soo wajahan gudaha degmada Bardaale oo xilligaani haabaneysa kadib markii ay isaga carareen malleeshiyaadka Al-Qaacidda.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Alqeada commanders fleeing from Baydhaba

Post by afisoone »

Caqli yaanyuurta suuqa la imaatid ayaa matagaa... Walaahi.. He is leader of those terrorist. What you expect from the terrorist. They will hide their leaders...
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Alqeada commanders fleeing from Baydhaba

Post by AhlulbaytSoldier »

afisoone wrote:Caqli yaanyuurta suuqa la imaatid ayaa matagaa... Walaahi.. He is leader of those terrorist. What you expect from the terrorist. They will hide their leaders...

Real leaders of shabaab died with the death of ceyroow.

Niggaz like abu mansur, aweys, fuad shongole say on the media how much they want to die on the battlefield yet when every opportunity comes they run away.
Iam def sure usa could kill them long time ago, thats why there is something fishy about the somali alqeada commanders.
User avatar
fighter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4219
Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
Location: There's no shame in being an old HAG

Re: Alqeada commanders fleeing from Baydhaba

Post by fighter »

I predict the full destruction of Al-Shabab and the execution/deaths of their leaders within 12 months. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”