Page 1 of 2
Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Feb 24, 2012 9:23 pm
by TheblueNwhite
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Feb 24, 2012 9:24 pm
by TheblueNwhite
Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi oo ku magac dheeraa (Jamaal Jebiye) wuxuu ku dhashay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose sanadku markuu ahaa 1906dii.
Waxaa uu waxbarashadiisa Hoose , Dhexe , Sare iyo Jaamacadba ku soo qaatay dalka Talyaaniga oo waagaa ahaa Isticmaarka dalka haystay.
Gumeysiga Talyaaniga ayaa midab kala sooc ka waday goobaha uu maamulo, iyadoo Maxamed Sh. Jamaal uu noqday ninkii ugu horeeyay ee mara halka loo yaqaano [ Creje Della Sud ] oo ku taala degmada Xamarwayne oo markaa aan loo ogolayn inuu halkaas maro nin Soomaali ah sanadku wxuu ahaa 1954-kii wuxuuna kor u taagayay labadiisa far ee gacanta midig oo uu ula jeeday Guul ama Geeri.
Gumaysiga Talyaaniga wuxuu xabsiga dhigay Maxamed Sheekh Jamaal isku daygii uu isku dayey inuu maro halkaasi, waxaana laxiray sadex cisho kadib kolkii uu diiday in uusan dib dambe u marin wadadaasi.
Talaabadii uu ku dhaqaaqay Maxamed Sheekh Jamaal waxay ahayd mid u horseeda Soomaali kale inay ku dhaqaaqaan oo ay wadadaasi maraan iyagoo dhamaantood Guul ama Geeri ku dhawaaqayey.
Maxamed Sheekh Jamaal "Jamaal Jebiye" wuxuu noqday duqii ugu horeeyay ee magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 1956 ilaa 1957dii.
waxaana lagu xasuusan karaa maamulkiisa howlihii uu qabtay ee ay kamid ahaayeen Jidayntii wadada Ceel gaab ee aada xarunta Afisiyooni.
Sidoo kale wuxuu abuuray xaafadaha Xamar Jab Jab iyo Waaberi.
Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi wuxuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 17/6/1978dii waxaana lagu aasay deegaanka Gendershe ee ka tirsan gobolka Shabeelada hoose.
Ad-ham Amiinullaahi Maxamed.
ad-ham@hotmail.com
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Feb 24, 2012 9:26 pm
by TheblueNwhite
AUN.

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Feb 24, 2012 10:31 pm
by accident
AUN

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Sat Feb 25, 2012 3:31 am
by fighter
AUN

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Sat Feb 25, 2012 3:42 am
by Happy Desperado
I didn't know there existed such laws. For standing up against them
AUN

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Sat Feb 25, 2012 5:34 am
by greenday
AUN.
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 10:26 am
by Lamagoodle
Great guy, thanks BlueNwhite. Jamaal Jebiye is the guy who planned and excuted the main roads in Xamar. He was a true son of Xamar born in Xamarweyne near the main mosque MARWAAS in the heart of the city
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 11:19 am
by Rabshoole
AUN
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 11:27 am
by Osob101
Lamgoodle wrote:Great guy, thanks BlueNwhite. Jamaal Jebiye is the guy who planned and excuted the main roads in Xamar. He was a true son of Xamar born in Xamarweyne near the main mosque MARWAAS in the heart of the city
The artice says he was born in Merka

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 11:29 am
by Lamagoodle
Osob, could be... But, I was recently told about his history and that he was born in Xamar (maybe that is where his ancestors were born). Nonetheless, he was a great guy
Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 11:45 am
by Osob101
TheblueNwhite wrote:Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi oo ku magac dheeraa (Jamaal Jebiye)
wuxuu ku dhashay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose sanadku markuu ahaa 1906dii.
Waxaa uu waxbarashadiisa Hoose , Dhexe , Sare iyo Jaamacadba ku soo qaatay dalka Talyaaniga oo waagaa ahaa Isticmaarka dalka haystay.
Gumeysiga Talyaaniga ayaa midab kala sooc ka waday goobaha uu maamulo, iyadoo Maxamed Sh. Jamaal uu noqday ninkii ugu horeeyay ee mara halka loo yaqaano [ Creje Della Sud ] oo ku taala degmada Xamarwayne oo markaa aan loo ogolayn inuu halkaas maro nin Soomaali ah sanadku wxuu ahaa 1954-kii wuxuuna kor u taagayay labadiisa far ee gacanta midig oo uu ula jeeday Guul ama Geeri.
Gumaysiga Talyaaniga wuxuu xabsiga dhigay Maxamed Sheekh Jamaal isku daygii uu isku dayey inuu maro halkaasi, waxaana laxiray sadex cisho kadib kolkii uu diiday in uusan dib dambe u marin wadadaasi.
Talaabadii uu ku dhaqaaqay Maxamed Sheekh Jamaal waxay ahayd mid u horseeda Soomaali kale inay ku dhaqaaqaan oo ay wadadaasi maraan iyagoo dhamaantood Guul ama Geeri ku dhawaaqayey.
Maxamed Sheekh Jamaal "Jamaal Jebiye" wuxuu noqday duqii ugu horeeyay ee magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 1956 ilaa 1957dii.
waxaana lagu xasuusan karaa maamulkiisa howlihii uu qabtay ee ay kamid ahaayeen Jidayntii wadada Ceel gaab ee aada xarunta Afisiyooni.
Sidoo kale wuxuu abuuray xaafadaha Xamar Jab Jab iyo Waaberi.
Maxamed Sheekh Jamaal Cabdullaahi wuxuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 17/6/1978dii waxaana lagu aasay deegaanka Gendershe ee ka tirsan gobolka Shabeelada hoose.
Ad-ham Amiinullaahi Maxamed.
ad-ham@hotmail.com

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 12:01 pm
by Lamagoodle
Soo ma aadan akhrinin jawaabteeyda hore mise farta gaalada laguma gelinin?

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 12:03 pm
by Osob101
Lamgoodle wrote:Soo ma aadan akhrinin jawaabteeyda hore mise farta gaalada laguma gelinin?

Re: Maxamed Sh. Jamaal Cabdullaahi (Jamaal jebiye)
Posted: Fri Mar 02, 2012 12:05 pm
by Lamagoodle
Osob101 wrote:Lamgoodle wrote:Soo ma aadan akhrinin jawaabteeyda hore mise farta gaalada laguma gelinin?

Maya Laakin Hoyaada ayaa la gelshaaye fartaa aad sheegaso doofar yahoow edebta daraan.
Kaale kaftan ma taqaanid miyaa? labaajo seeko muu kaa aaday? horta ma gabar baad tahay mise wiil?
Kelmada "farta gaalada laguma gelinin miyaa?" waxaa loola jeeda afka gaalada ma taqaanid miyaa?