Abdulaahi Hasan (Lugbuur) oo Dalka New Zealand qaxooti nimo isaga dhiibay.
Feb 25, 2012 (QOL) Wararka naga soo gaadhay Dalka New Zealand ayaa sheegaya Abdulaahi Hasan oo ku magac dhee (Lugbuur) in uu Dalka New Zealand qoxootinimo isaga dhiibya, sida aanu wararka hordhac ah ku helayno wuxuu Lugbuur mudooyinkii dambe aad u raadinayay in uu meel uun uga cararo Itoobiya isagoo dhulka Ogaadeenya mudo dheer Gumaysiga Itoobiya wakiil uga ahaa markii dambana xil beenaadkii uu dadkiisa ku gumaadi jiray si karaamo dil ah looga xayuubiyay oo ay Daa'uud Axmaar u dhibeen kadibna Ina Iley lagu magacaabay.
Sida ay ilo Lugbuur ka agdhow noo shegeen wuxuu Dalka New Zealand ka codsada magan galiyo siyaasadeed taas oo uu ku sheegtay in uu ka soo baxsaday Itoobiya kuna laaban karin sababo jira awgeed.
Wararku waxay sheegayaan in Jaaliyadda Soomaalidda Ogaadeenya ee Dalka New Zealand ay abaabul dacwad ah wado ayaga oo ku eedaynaya in uu ninkani laayay dad aad u badan xasuuqa maanta Ogaadeenya ka jirana uu yahay ninka sharciyeey ee in badan saxaafada ka sheegay in uu wadanku barwaaqo yahay.
Xiliguu uu Lugbuur horjoogaha ahaa waxaa lagu xasuustaa arimo badan oo isgu jira Dil, Dhac, Kufsi, Duudsi, Barakicin & isaga oo meelo badan ka sheegay in uusan wax dhib ah ka jiran Ogaadeenya, sidoo kale wuxuu wadanka ka soo caydhiyay hay'ado yar yar oo samo fal ah oo wadanka ka shaqaynayay waxaana loo haystaa Lugbuur dad aad u badan oo sababtiisa loo laayay waxaana idiin soo gudbin donaa mudadii uu hayay Lugbuur wixii uu gaystay.
Isku soo wadda duuboo ma aha shaqsigii ugu horeeyay ee intuu dhibaato umadiisa u gaysto ka carara Itoobiya waxaana daba socda Abdulaahi Hasan (Lugbuur) dada aad u badan oo doonaya in ay ku soo ogaan Dambiyadii uu galay isaga oo dadkii uu ka galay u tagay.
Isha Wararka
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com
Lugbuur seeks political asylum in NewZealand
Lugbuur seeks political asylum in NewZealand
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Lugbuur seeks political asylum in NewZealand
aaway amharti o qabay? mise tigrey bey aheyd?
all i say is: bagga.
all i say is: bagga.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Lugbuur seeks political asylum in NewZealand
where are the ogaden of New Zealand?
They should ensure that his application is rejected and transfered to Hague.
They should ensure that his application is rejected and transfered to Hague.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Lugbuur seeks political asylum in NewZealand
Xiliguu uu Lugbuur horjoogaha ahaa waxaa lagu xasuustaa arimo badan oo isgu jira Dil, Dhac, Kufsi, Duudsi, Barakicin & isaga oo meelo badan ka sheegay in uusan wax dhib ah ka jiran Ogaadeenya, sidoo kale wuxuu wadanka ka soo caydhiyay hay'ado yar yar oo samo fal ah oo wadanka ka shaqaynayay waxaana loo haystaa Lugbuur dad aad u badan oo sababtiisa loo laayay waxaana idiin soo gudbin donaa mudadii uu hayay Lugbuur wixii uu gaystay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 100 Replies
- 518 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 101 Replies
- 3948 Views
-
Last post by galia2
-
- 3 Replies
- 507 Views
-
Last post by burhaan2010
-
- 3 Replies
- 501 Views
-
Last post by AbdiCushite
-
- 16 Replies
- 1280 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 742 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by Jabuutawi
-
- 5 Replies
- 721 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 0 Replies
- 202 Views
-
Last post by Thuganomics

