Haweenka Muqdisho ku sugan 60% waa garoobo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Xabashooow
Posts: 139
Joined: Fri Apr 29, 2005 9:20 am

Haweenka Muqdisho ku sugan 60% waa garoobo

Post by Xabashooow »

Xaawo Cali Caynte “ Haweenka Muqdisho ku sugan 60% waa garoobo”

Waxaa maanta xafiiskeeda saxaafadda ugu warantay guddoomiyaha garoobada Soomaaliyeed Xaawo Cali Ceynte oo ka war bixisay xaalada ay ku sugan yihiin haweenka goroobada ah ee ku sugan dalka.

Ururkan garoobada oo la dhisay 1993-dii ayaa waxa uu ku tallaabsaday muddadii uu jiray arrimo fara badan, isaga oo xanaaneeya haweenka Soomaaliyeed ee ragoodu dhinteen ama ay fureen oo aan waxba haysan.

“Haweenka waxaan siinaa casharo iyo waliba xirfado kale oo ay ku shaqaystaan waxaana jira ragga inta badan inay ku tuntaan xuquuqda dumarka Soomaaliyeed iyaga oo aan waxba ka aqoon diinteena waxa ay u baneysay dumarka” ayay tiri Xaawo Cali Ceynte.

Mar la weydiiyey in ay jiraan hay’ado taakuleeya iyo in kale waxeyna sheegtay in aysan jirin wax taakuleeya oo hay’ad ah.

Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ayaa waxaa dalka ku soo badanayey furiinka macna darrada ah ee lagu furayo haweenka waxeyna sheegtay guddoomiyaha in haweenka 60% ay yihiin goroobo waxayna ugu baaqday jaaliyadaha ku sugan dibedda in ay soo caawiyaan gabdhaha walaalahooda



Waxaa soo diyaariyay

C/shakuur Cilmi Xasan

Qaranimo.com

Muqdisho, Somalia
User avatar
Miss_Killa_Foodstampz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Sep 25, 2004 1:36 pm
Location: I am a Somalian. I love my country and have great hopes for it

Post by Miss_Killa_Foodstampz »

And!!!
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Post by zulaika »

haye. so this means the single motha phenom is explodin' in xamar too. cajiib wale. and u know mr. bob jon is not there so SHID FOQOL SHID thse gaaaaaaaaaaaaaadeeeem farax's Very Happy
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”