Civilians die amidst road rage in Garowe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Coeus »

Shil gaari oo sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhacay Garoowe

Image
Shil gaari oo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawaca ayaa waxa uu ka dhacay tuulo lagu magacaabo birta-dheer oo kamida tuulooyinka hoostagta magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.

Inta la ogyahay 1-ruux ayaa ku geeriyooday 4 kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray Shil gaari ee ka dhacay Tuulada Birta dheer oo qiyaastii dhinaca Koofureed 50-KM ka xigta magaalada Garoowe.

Sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjoogayaala shilka ayaa yimi kadib markii gaari xamuula oo kayimi Magaalada Boosaaso kuna siijeeday Magaalada Gaalkacyo uu ku rogmaday Deegaankaasi.

Waxana loo sababeeyey rogmashada gaariga rar tirabadan oo gaariga saarnaa iyo isagoo ku socday xawaara dheereeya.

Dadkii ku dhaawacmay shilka ayaa waxa qaarkood la geeyey Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal halkaasi oo xaaladooda lagu baxnaaninayo.
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Monk-of-Mogadishu »

Wednesday, February 22nd, 2012

Are you seriously googling "daawac iyo dhimasho Garoowe" :|
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by damu »

Waxana loo sababeeyey rogmashada gaariga rar tirabadan oo gaariga saarnaa iyo isagoo ku socday xawaara dheereeya.
another fail!
go learn somali before you post articles :lol: :lol: :down:
Last edited by damu on Sat Feb 25, 2012 10:18 pm, edited 1 time in total.
AhmedBoqor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2986
Joined: Thu Jul 28, 2011 3:50 am

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by AhmedBoqor »

This bitch just doesn't know when to quit it.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by tightrope »

COEUS IS A JEALOUS HUTU SOUTHIE! :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Coeus »

These people are angry at me as if i did these things, walee look at this savage mentality :lol: :lol:


Oh and Ahmed boqor has been telling me about your little topics in the private section, until he stopped in januari. :lol:


Yeah im exposing you nigga, thats what u get for calling me bitch :lol: :lol: :lol:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by gemini07 »

^ ahmed only joined the group in january you idiot. :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Coeus »

Haye gemini, disregard what i said :lol: :lol: :up:
AhmedBoqor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2986
Joined: Thu Jul 28, 2011 3:50 am

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by AhmedBoqor »

gemini07 wrote:^ ahmed only joined the group in january you idiot. :lol:
:lol: :lol: :lol:

coeus, you still a bitch :up:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Coeus »

haye Ahmed :mrgreen:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Civilians die amidst road rage in Garowe

Post by Thuganomics »

Have you found kii ku dhaley horta
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”