Waxa dhacay , mid somali ah baa dhowr gawaadhi iibsaday oo taxi bu ka dhigay .
Company-giisi bu u baxshay " Apache cab company" , yacnii waa nimankii dhulka laha bu u jeeda .
Mid kale oo somali ba isna i yidhi ku dayo , markaasu isna gawaadhi soo iibsaday . Cabaar bu u soo fikiray oo wuxu u baxshay company-giisi " Mayflower "

