War horta magaaladan aan deganahay , Somalidii baa ku soo badatay.
Waxa dhacay , mid somali ah baa dhowr gawaadhi iibsaday oo taxi bu ka dhigay .
Company-giisi bu u baxshay " Apache cab company" , yacnii waa nimankii dhulka laha bu u jeeda .
Mid kale oo somali ba isna i yidhi ku dayo , markaasu isna gawaadhi soo iibsaday . Cabaar bu u soo fikiray oo wuxu u baxshay company-giisi " Mayflower " Magaca xageed ka keentay marki la waydiiyay bu yidhi " history books " ka soo baadha
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 11:37 am
by SahanGalbeed
http://newsfeed.time.com/2012/02/28/par ... ion/[quote]
Originally, Wyoming’s “doomsday” bill also called for plans to acquire an aircraft carrier, but that scheme has since been scrapped thanks to financial restrictions and Wyoming’s landlocked geography [/quote]
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 12:16 pm
by Advo
@ mayflower, I guarantee you the next one will be Plymouth rock
We have this extreme competitive mentality with only other Somalis!
If cadaans, indhayar, spanish etc do it, it's "Caku gaal", as soon as hussian or maxamuud do it.....it's I KNOW I CAN beey sheekada noqon
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 3:04 pm
by BankiiTuuyo
SahanGalbeed wrote:War horta magaaladan aan deganahay , Somalidii baa ku soo badatay.
Waxa dhacay , mid somali ah baa dhowr gawaadhi iibsaday oo taxi bu ka dhigay .
Company-giisi bu u baxshay " Apache cab company" , yacnii waa nimankii dhulka laha bu u jeeda . Mid kale oo somali ba isna i yidhi ku dayo [/b], markaasu isna gawaadhi soo iibsaday . Cabaar bu u soo fikiray oo wuxu u baxshay company-giisi " Mayflower " Magaca xageed ka keentay marki la waydiiyay bu yidhi " history books " ka soo baadha
what the hell? somalidu hadaad xaar meel ka furatid midkala isna xaar ka ag furanaya
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 3:07 pm
by SahanGalbeed
Of course , Puntland, Jubbaland, Khatuumo ... xaggey kala yimaadeen bay kula tahay ?
Iyagoo kugu dayanaya , bay haddena taada ku diidan yihin
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 3:25 pm
by BankiiTuuyo
SahanGalbeed wrote:Of course , Puntland, Jubbaland, Khatuumo ... xaggey kala yimaadeen bay kula tahay ?
Iyagoo kugu dayanaya , bay haddena taada ku diidan yihin
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 6:36 pm
by eliteSomali
Sahand odayada xoogaa lacag bay ka sameeyaan meesha ee maxaad ka rabtaaa? waad yara maseertay shoow sxb?
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 10:03 pm
by Advo
SahanGalbeed wrote:Of course , Puntland, Jubbaland, Khatuumo ... xaggey kala yimaadeen bay kula tahay ?
Iyagoo kugu dayanaya , bay haddena taada ku diidan yihin
Jubbaland is historic and much older than Somaliland, we are bringing back our ancient maamul goboleed
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 10:50 pm
by Somalistan
Advo I would seriously consider doing something to erect regional state like jubbaland so it can serve as political bargain chip for merexaan folks. Why is it taking this long to see juvaland on the grounds?
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 11:15 pm
by Thuganomics
Rageedii I say.dhulka lagama laha ee waa looga soo horeyey uun
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Tue Feb 28, 2012 11:23 pm
by Advo
Somalistan wrote:Advo I would seriously consider doing something to erect regional state like jubbaland so it can serve as political bargain chip for merexaan folks. Why is it taking this long to see jubbaland on the grounds?
Several obstacles bro, the first one being shabaab and the second one being disagreement between the Absame and Sade communities, both parties agree in the formation of the state but have their political differences. However Dr. Ducaale has gained enormous support from the diaspora and will be traveling to GEDO this week. Already the constitution, Capitol etc have been agreed on, and there will be a huge conference there to finalize things and bring everyone on board once the regions have been liberated. At the latest we will see full implementation of the state by summer, however the expected time now is between April-May.
Here's The president of Jubbaland stopping by in london
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Wed Feb 29, 2012 10:36 am
by SahanGalbeed
eliteSomali wrote:Sahand odayada xoogaa lacag bay ka sameeyaan meesha ee maxaad ka rabtaaa? waad yara maseertay shoow sxb?
Wara elitesomali , beriyahan iska dafshaan baan ahay , maalin baynu ku wada qayili doona gurigeyga insha Allah.
Adiga waxooga geesinimo baa kaa muuqata oo cagdheer baad tahay baan filaya
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Wed Feb 29, 2012 10:45 am
by Hyperactive
SahanGalbeed wrote:Of course , Puntland, Jubbaland, Khatuumo ... xaggey kala yimaadeen bay kula tahay ?
Iyagoo kugu dayanaya , bay haddena taada ku diidan yihin
i can see what you did there. taxiyaal ba arintu taagneyd, marka saad, hoosta siyaasad ka so galisay advo.lol
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Wed Feb 29, 2012 11:24 am
by Kukri
The next one should be the...Black Star Line
Re: Maxaad war haysa ?
Posted: Wed Feb 29, 2012 11:24 am
by SahanGalbeed
Anagu hypercative ilaa iyo maalinta aynu kala baxayno Somalia , siyaasad dayni mayno .
It is our no1 goal in life , separate from Somalia
sida kale laakin , de asaxaab waynu noqon karna