Khaatumo Delegation and Mudulood eating Bun in Xamar

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

SOM1960
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 335
Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
Location: President Sheikh Sharif 2012

Khaatumo Delegation and Mudulood eating Bun in Xamar

Post by SOM1960 »

Beesha Mudulood oo Muqdisho bun ku soortay Wafdiga Dhulbahante!

29 Febaury 2012 Waagacusub.com-Beesha Mudulood ayaa bun u dubtay Garaad Jamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee beesha Dhulbahante iyo wafdi uu horkacaya oo socdaal shaqo ku jooga Magaaladda Muqdisho.

Garaad Jamac Garaad Cali oo aqoonyahan wax ku bartay dalka Mareykanka ayaa bunka u marsaday sida qof hore u cuni jiray taas oo madashii lagu buneeysanayay qosol iyo kaftan badan ka abuurtay.

Bunka wuxuu ka mid yahay Sooryada ugu qaalisan ee Beesha Mudulood waloow laga yaabo in bulshada Khaatumo State aqoon badan u laheyn bunka iyo sida loo jibiyo murxaha Madoow ee Saliid Macsarada u yeela UDUGA Carafta badan.
Casuumaada iyo buneeysiga loo sameeyay wafdiga Khaatuma State oo ka dhacay guriga Imaam Maxamud Yusuf Cali waxaa dhinaca beesha Mudulood ka qeybgalay odayaal,Culimo ,waxgarad iyo Siyaasiyiin ay ka soo dhexmuuqdeen Imaam Maxamed Yuusuf Cali,Ugaas Xuseen Jilicow,Xildhibaan Cumar finish,Gudoomiyaha.Gobolka Shabeelada dhexe. Cabdi Jiinow Culusow,Safiir Maxamed Maxamuud Tifow,Agaasime Guud Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) Duqii hore ee Muqdisho Cadde Xasan Gaabow.

Dhamaan Masuuliyiinta beesha Mudulood ayaa wafdiga Khaatumo State ee beesha Dhulbahante ugu hambalyeeyay Midnimada ay gaareen iyo Maamulka ay dadkooda u dhiseen si ay nabad iyo kala dambeyn madaxbanaan uga hergeliyaan gobolada SOOL,SANAAG IYO CEYN.

Casuumada beesha Mudulood oo ay ka horeeysay qado sharaf ay beesha Sacad Habargidir u sameeysay wafdiga Khaatuma State wuxuu ku beegan yahay xilli Madaxweyne Shariif uu siiyay Warqada aqoonsiga in Maamul goboleednimada.

Image
Image

Image
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Khaatumo Delegation and Mudulood eating Bun in Xamar

Post by Advo »

What the hell is that?

Do they sprinkle oil on the popcorn? :?

are they trying to substitute butter? and I bet Khatuumo administration popped in a DVD of the movie brave heart to tell their story 8-)
bareento
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1863
Joined: Tue Jul 21, 2009 5:57 am
Location: "telling me I am getting dignity by linking myself to Harar?" Wise Words of a Busted poor Sheegatto!

Re: Khaatumo Delegation and Mudulood eating Bun in Xamar

Post by bareento »

OMG this is very ancient tradition!
some oromo clans still do it!
it calles buna qalaa! eating coffee fruit with butter :D

B.

PS its Waaqist ceremony
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”