Page 1 of 1
sheikh ahmed nuur xaaraamnimada dhiiga muslimka
Posted: Fri Mar 02, 2012 4:38 am
by sahal80
Re: sheikh ahmed nuur xaaraamnimada dhiiga muslimka
Posted: Fri Mar 02, 2012 4:43 am
by sahal80
Re: sheikh ahmed nuur xaaraamnimada dhiiga muslimka
Posted: Tue Mar 06, 2012 4:23 am
by abuu_dujaana
waa run dhiiga muslimka waa xaraan, haddana dadku weli way is dilaan siiba somalida maxaa u sabab ah?
Jaahilnimo horta kama aha oo qof walba way ogtahay
Re: sheikh ahmed nuur xaaraamnimada dhiiga muslimka
Posted: Tue Mar 06, 2012 6:48 am
by Maandhow
Dhiiga iyadoo xaaraan tahay ayeey dadka sameeynayaan li ana waa Imtixaan uu qof walba maraayo. qayb madaxtinimo lagu imtixaanay, qayb xaraan iyo sino, qayb qiyaano iyo xaasidnimo iyo qayb jaahilnimo lagu imtixaanay oo cilmiga inay bartaan marabaan oo hees iyo wax kalay ku mashquul san yihiin, marka imtixaanka waa badan yahay waana kuwada jirnaa