PL meet with nato in jiribaan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL meet with nato in jiribaan

Post by FBISOMALIA »

Mas’uuliyiin ka tirsan golaha wasiirada iyo maamulka gobolka Mudug ee Punland ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay gaarey degmada Jiriiban ee gobolka Mudug.

Wefdigan oo uu horkacayo wasiirka gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka burcad-badeeda ee Puntland ayaa kulamo la qaatay waxgaradka iyo maamulka degmada Jiriiban.

Wefdigan ayaa sidoo kale waxaa ku jira mas’uuliyiin ay kamid yihiin wasiir ku xigeenka 1-aad ee wasaarada arimaha gudaha iyo horumarinta arimaha reer miyiga iyo gudoomiyaha gobolka Mudug.

Waxyaabihii ay maamulka iyo waxgaradka Jiriiban kala hadleenna waxaa kamid ahaa sidii deegaanadaas looga sifeyn lahaa burcad-badeeda islamarkaana looga horumarin lahaa dhinaca adeegyada guud ee khuseeya arimaha bulshada.

Dhinaca kale wefdigan ayaa hadda kulan kula leh dusha sare ee markab dagaal oo ku xiran xeebaha degmada Jiriiban saraakil ka tirsan ciidamada NATO ee howlgalka la dagaalanka Burcad-badeeda u jooga xeebaha Soomaaliya.

Waxayna ka wada hadlayaan arimo badan oo ay ugu weyn yihiin sidii burcadda badaha dhinaca dhulka loogala dagaalami lahaa maadaama inta badan weeraradoodu ay yihnin kuwo laga soo abaabulo deegaanada xeebaha ku teesan.

Koox weriyeyaal ah oo ka tirsan warbaahinta Horseed Media ayaa wefdigaas socdaalka ay degmada Jiriiban ku tageen ku wehiliya, waxaanuna saacadaha soo fool leh idin soo gudbin doonaa sawirada, iyo warbixino ku saabsan waxa uu shirkaasi kusoo gaba gaboobo.

Horseed Media
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by tightrope »

World, — March 2, 2012 12:09 — 0 Comments

Anti-Piracy Delegation Reaches Jariban


A delegation led by the Minister of Ports and Marine Transportation of Puntland, Eng. Said Mohamed Rageh has reached the town of Jariban in eastern Mudug region. The delegation includes the deputy minister of interior Ali Hoosh Yusuf, the director of Puntland’s anti-piracy program Abdirisaq Mohamed Dirir, and the governor of Mudug, Mohamed Yusuf Jama.

The delegation will head towards the coastal town of Gara’ad to meet with NATO officials who are expected to arrive later today. Gara’ad, which has served as a major hub for pirates in recent years, has become the scene of the latest anti-piracy campaign by local forces.
http://dissidentnation.com/anti-piracy- ... es-garaad/
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by ZubeirAwal »

Bad news :down: , everywhere Nato went it created war, Woe to Puntland, these western wolves are here to hunt and thieve the marvelous oil you discovered.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by Somalian_Boqor »

This is Progress indeed. Nato is welcome in Jiribaan and their funding to fight Pirates and capacity building for the Puntland Marine Forces.

A Port in Jiribaan would be nice I hope they inform Nato. :mrgreen:
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by mody21 »

Puntland should be weary , the best case scenario in dealing with the US and nato is saudi arabia , a dictatorship welfare system , that is nothing more than a pet for the west, or you could end up like iraq, libya, and nigeria . be very Cautious these people are only after their own skin, the could careless about you rwanda is a good example, of UN humanitarianism.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by FBISOMALIA »

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by Cinque Mtume »

Tigey! adeerow noolow! I support this man till the day I die.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by FBISOMALIA »

Cinque Mtume wrote:Tigey! adeerow noolow! I support this man till the day I die.
tie hutu up , clean the pirates from the area

great job :up:
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by Amilla »

Tigey is the next Abdullahi Yusuf. I am going to get a poster of him and fame it right next to Abdullahi's. :heart:

Puntland is going places. It is a time we clean our own back yard with the help of NATO of course :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by quark »

Cinque Mtume wrote:Tigey! adeerow noolow! I support this man till the day I die.
:up:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by Somalian_Boqor »

Amilla wrote:Tigey is the next Abdullahi Yusuf. I am going to get a poster of him and fame it right next to Abdullahi's. :heart:
:? :? :?

No one deserves their pic next to A/Y not even Tigey. :lol: :lol: :lol: :lol:

Tigey is good for the future. :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: PL meet with nato in jiribaan

Post by quark »

Somalian_Boqor wrote:
Amilla wrote:Tigey is the next Abdullahi Yusuf. I am going to get a poster of him and fame it right next to Abdullahi's. :heart:
:? :? :?

No one deserves their pic next to A/Y not even Tigey. :lol: :lol: :lol: :lol:

Tigey is good for the future. :up:
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”