
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Mareeg State,Mudane Dayib Mohamud oo ka qeyb galay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada london ayaa fursad waxuu uhelay in u la kulmo Somali badan oo ka kala timid dunida dacaladeeda .Mudane oo xalay ka qeyb galay casho sharafki loo sameeyay madaxdii Somaliyed oo ka soo qeyb gashay shirkii London
Madaxweynaha Mareeg State, oo kolan la yeelan doono jaaliyada ka soo jeeda mareeg state, ee ku nool magaalada London, ka dibnaMadaxweynahu wuxuu horay usii wadandoono safaradiisii oo ku aadanaa shirar uu layeelan doono madaxda dalalka uganda iyo Ethiopia,iyo Kenya,ugu dambeyntina mudane Dayib oo dalka Somaliya booqan doon.
http://www.duhur.com/madaxweynaha-maree ... ka-london/