Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab aya ku sheegay Oglaanshaha Khaarumo State in ay tahay Wax Sharciga aan Soo marin Kana waramay Aragtidiida Ku waajahan arintaas iyo Arimo kale oo badan . Waraysi Khaas Ahn Coming Soon
March 7, 2012 -
“Ma ogoli Somaliland Waxii Khal khal galinaayo Nabad Galyadeeda iyo horumarkay gaadhay anigu waxaan u arkaa in ay tahay Somaliland waa meesha kaliya Horumar gaadhsiiyey Dadkiisi iyo Dalkiisiiba” Raisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab Ciise
http://toggaherernews.com/wasiirka-gaas ... -oo-badan/
.
“Ogolaanshiiyahani Muu soo Marin Sifadii Sharciga ee Ahayd Baarlamaanka iyo Golaha Wasirada …Anigu Ma ogoli Wax Alla Wixii Xasilooni daro Ku keenaya Somaliland” Raisal Wasaare Kuxigenka Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab Waraysi Khaas Ah
March 8, 2012 -
“Ogolaanshiiyahani Muu soo Marin Sifadii Sharciga ee Ahayd Baarlamaanka iyo Golaha Wasirada …Anigu Ma ogoli Wax Alla Wixii Xasilooni daro Ku keenaya Somaliland” Raisal Wasaare Kuxigenka Ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab
http://toggaherernews.com/togga/wp-cont ... aas-Ah.mp3
