March 9, 2012
MOhamed Abdiraxmaan ( Ina Abdi Shotaly) oo Xalay feedh ku Adkaaday.
Waxa xalay oo ay bishan ahayd 07/03/2012 dagaal feedh ah ku adkaaday Mohamed Abdirahman Jama Ahmed (Ina Abdi-shotaly) Magaaladda Newcastle Upon tyne xeradda loogu talla galay feedhka la yidhaaho Throckley Union jack Ne15 0NQ ee ku taala waqooyi bari ee dalka Ingiriiska.
Feedh kaas oo dhex maray Maxamed Abdi-shotaly iyo wiil u dhashay newcastle oo la yidhaaho Thomas Edwards xalay markii saacadu ahayd 11:15 P.M, kagana adkaaday wareeggii sadexaad ee feedhka, illaa imika wuxu ciyaaray 8 goor oo uu todoba ka mid ah oo isku xiga ku guulaystay, mid-na uu keenay barbar dhac.
Maalmaha soo socda beri ama saadambe baa aanu idiin soo gudbin doonaa marka uu soo gallo video-gii dagaalku oo aanu ka dalbanay Ururka uu u ciyaaro ee la yidhaaho Club South bank AbC.
http://toggaherernews.com/mohamed-adbir ... -adkaaday/
Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
Moderator: Moderators
Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
I swear I would pay to fight this guy in the ring. I might go Newcastle to fight this feather weight in a friendly match. 
Re: Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
siciid do you box or have you done boxing before?
Re: Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
Haven't been in that career bro.yunis09 wrote:siciid do you box or have you done boxing before?
- BankiiTuuyo
- SomaliNetizen

- Posts: 838
- Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
- Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !
Re: Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
the guy is habar yoonis

Re: Mohamed Shotaly a rising young Somaliland boxer
BankiiTuuyo wrote:the guy is habar yoonis![]()
Yep.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1226 Views
-
Last post by Maandhow
-
- 12 Replies
- 1793 Views
-
Last post by Du$ty
-
- 7 Replies
- 1184 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 11 Replies
- 1585 Views
-
Last post by yunis09
-
- 15 Replies
- 1046 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 41 Replies
- 3671 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 8 Replies
- 1171 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 35 Replies
- 5368 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 10 Replies
- 1151 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti




