Page 1 of 1

Caabudwaaq building the largest airport in central Somalia.

Posted: Mon Mar 12, 2012 2:59 pm
by Voltage
Iska wax u qabso, it will be the hub for central Somalia :up:
Waxaa wali Magalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka socda Dhismaha Garoonki ugu weyna ee laga Hergaliyo Gobolka Galgaduud .

Garoonkan ayaa waxaa laga dhisaaya Duleedka Dagmada Cabudwaaq Waxaana dhimihiisa Iska kashanaaya Hay.ada ICRC iyo Maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

Garoonkan oo aan ahayn Garoonki hore ee Diyaaradaha ee Magalada Cabudwaaq aya waxaa ku baxayasa lacag aad u badan waxaa una noqon doona mid ka mid ah Garoomada ugu waa weyn ee ku yaala gobolada Somalia.

Dhismaha goroonka ayaa waxaa u wax ka badali doona Isku xirka Dadka u dhashay Waqooyiga Galgaduud ee Dibada Kunool iyo kuwa gudaha ku nool waxaa uu sido kale qayb weyn ka qadanaya Sare u qadista Ganacsiga Waqooyiga Galgaduud.

Waxaa lagu wada in garoonkani ay isticmaali doonan Diyaaradaha Qada rakaabka Sida DAALLO AIRLINE iyo JUBBA AIRWAYS taas oo Dadka ka soo jeeda deeganada Waqooyiga Galgaduud u sahli doonta in ay si fudud uga soo dagaan Cabudwaaq meel walba oo ay ku noolyihiin.

Shacabka ku nool Dagmada Cabudwaaq ayaa siweyn uu soo dhaweyay Dhismaha Garoonka Calamiga ah ee laga hergalinayo Magaladaasi waxayna ku tilmaameen hormar u soo siyaaday guud ahan waqooyiga Galgaduud.

Magaalada Cabudwaaq aya waxaay horay u lahayd Airport yar oo ay Inta badan isticmalaan Diyaaradaha Hay,adaha Gargaarka basle kani waxaa u noqon doona mid ay isticmaalan Diyaaradaha Rakaabka qada iyo kuwa Hay,adaha Gargaarka.

———————————–

Axmed Maxamuud Xasan Turaabi

Caabudwaaq- Somalia
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Mon Mar 12, 2012 3:04 pm
by GeoSeven
Mashallah. I can imagine it woulda been hard getting to the place without an airport. :up:

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Mon Mar 12, 2012 3:06 pm
by Voltage
Yes the airport will facilitate much diaspora movement and visits as well as provide an opportunity for the rest of Galgaduud's towns not to have to rely on Gaalkacyo airport. But also the north-south highway will be altered to include Caabudwaaq with the help of the German government. That's the next major plan coming up. :up:

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Mon Mar 12, 2012 3:11 pm
by Mustafee101
Mashallah Caabudwaaq socday hormar bey gartay...

Caabudwaaq Magadha!! :clap:

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Mon Mar 12, 2012 3:35 pm
by Voltage
From today, the last parts to complete the airport have arrived and the Finance Minister has prepared to fund the remaining work :up:
Qalabkii Lagu Dhamaystiri Lahaa Gagidda Diyuuradaha Degmada Caabudwaaq oo Maanta Soo Garay
Admin1 | Mar 12, 2012 | 0 comments

Waxaa Maanta Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Soo Gaaray Qaar kamid Ah Alaabooyinkii Loogu Talagalay in Lagu Dhiso Garoonka Magaalada Caabudwaaq.

Qalabkani Maanta Soo Gaaray Ayaa Waxaa Waday Hay,ada ICRC Ayadoona Qalabkani Ay Kamid Ahaayeen Riigag Iyo Qallab Kale oo loogu Talagay in Lagu dhamaystiro Garoonka Magaalada Caabudwaaq.

Qalabkani Maanta Soo Gaaray Magaalada Caabudwaaq Ayaa waxaa uu Daba socday Balanqaad uu Sameeyay Dhawaan Wasiirka Maaliyada Dowlada KMG Soomaaaliya Asagoona Sheegay in Ay Dowlada KMG Dhamaystiri Doono Garoonka Magaalada Caabudwaaq.

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Dowlada KMG Soomaaliya oo Kasoo Jeeda Degmada Caabudwaaq Ayaa Dhawaan Sheegay in Ay Kaalin Wayn ka Qaadanayaan Sidii Loo Dar Dar Galin Lahaa Dhamaystirsan Garoonka.

Waxaana Soo Dhawaynta Qalabkani ka Qayb Qaatay Ciidamada Maamulka Ahlusunna ee ku Sugan Degmada Caabudwaaq.

Dadwaynaha Ku Nool Degmada Caabudwaaq Aya Aad usoo Dhaweeyay Talaabadani Ay Qaaday Dowlada Soomaaliya Ayagoona Xusay in Aysan Intaasi ku Ekayn Mashaariicda Ay Dowladu ka Fulinayso Waqooyiga Galgaduud.

Bashiir Yuusuf Nadaara

]http://kismaayo24.com/?p=29220

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Tue Mar 13, 2012 11:01 am
by qoraxeey
Viva Somalia .. Viva Marehan


:som: :som: :som: :som: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Tue Mar 13, 2012 11:08 am
by ToughGong
maanshalla caabudwaaq wey duushey, check out the duty free shop which will accomodate the airport i love the red sand around the shop :D

Image

Re: Caabudwaaq building the largest airport in central Somal

Posted: Tue Mar 13, 2012 2:56 pm
by FarhanYare
seemeyer wrote:maanshalla caabudwaaq wey duushey, check out the duty free shop which will accomodate the airport i love the red sand around the shop :D

Image
nice kiosk i have to say :lol: :lol: slowly getting out of the 18th century :lol: :lol: