Faafaxdhuun is the area between Ceelwaaq and Baardheere, which we uncovered lies in the area adjacent where Kenya was public about digging for oil but on its side of the border as they sayWarbahinta Al-Shabaab oo Shegay in Kenya ay Somalia u soo gashay in ay Shidaal ka qodoto
admin | Jan 14, 2012 | 1 comment
Qaar kamid ah Warbaahinta Al-Shabaab ayaa daaha ka qaaday in Deegaano katirsan Gobolada Gedo iyo Jubada Hoose laga helay Ceelal Shidaal taasina ee keentay in Ciidamada Kenya duulaan kusoo qaaday Gobolka Gedo iyo Jubada Hoose.
Warbahainta Afka Shabaab ku hadasha waxa ee sheegeen in Dowlada Kenya dadaal iyo rucleyn ugu jirto sidii ee xoog ugu qabsan laheed Gobolka Gedo gaar ahaan Deegaanada laga helay Ceelasha Shidaal sida ee Xuseen Warbahainta Shabaab.
Websetka AMiir Nuur oo ku hadla Afka Shabaab waxa uu qoray in ee heleen Xog lagu kalsoonyahay oo ku aadan in Masuuliyiin Kenyan ah asalkoodana Soomaali yihiin go’aansadeen in ee qabsadaan Deegaanka Fax faaxdhuun oo la rumeesan yahay in ee kuyaalaan Ceelal Shidaal.
Qoraalka Amiir nuur ayaa intaa ku daray in Shirkad Shidaalka baarta oo laga leeyahay dalka Faransiiska Kenya ku qalqaalisay in ay qabsato Fax Faxdhuun iyo Faanoole oo ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Gedo balse waxaa talaabadaasi hortaagan geesiyaasha Islaamka ee Al-Shabaab.
Warkan ee baahiyeen Warbaahinta Shabaab waxaa lagu sheegay in Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanaka Kenya Faarax Macalin uu Nairobi kula kulmay Odayaal Dhaqmeed kasoo jeda Deegaanada Shidaalka laga helay uuna ku qal qaaliyay in Kenya qabsato si markii Shidaalka laga soo saaro Deegaanadaasi Mashaariic loogu fuliyo.
Warbaahinta Shabaab waxa ee sheegeen in Xogta arintan ku aadan ka heleen Mid kamid ah Odayaashii ka qeyb galay Kulanka Nairobi balse markii danbe kasoo baxsaday hadana kusugan Magaalad Baar Dheere ee Shabaab maamulaan.
Deegaanka Fax faaxdhuun hada waxaa gacanta ku haya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya oo is garabsanaya waxaa eena dhawaan kala wareegeen gacan ku heynta Al-Shabaab
Waxa jira in Ceel Shidaal u ku yaalo Deegaanka Faafaxdhuun balse waxaa Cadeyn lo hayn in Ujeedada Ciidamada Kenya ay u soo galeen Somali ay tahay in ay ka baartan Shidaal.
http://kismaayo24.com/?p=25805

A relevant question I asked after the research
Voltage wrote:Why is Kenya so obsessed with being in southwestern Gedo especially Ceel-waaq, Buusaar, Dhamase, Faa-faxdhuun, etc but they don't really care about going in and fighting Al Shabaab more in the interior in southeast Gedo? Look how the tracts cut into Gedo border in southwest
viewtopic.php?f=26&t=300438&start=15#p3573530