Toronto,(lasanod Online)- Wasiirka Arrimaha Bulshada maamul Goboleedka Khaatumo, Mudane Maxamuud Diiriye Cabdi ayaa kulan la qaatay xubnaha..
Gudida Jaaliyadda Khaatumo Ee Toronto.
Wasiirka oo safar kooban ku yimid magaaladaToronto ayaa ka qabgalay kulan qado sharaf loo sameeyey, isagoo warbixino xaalada jaaliyadda khaatumo ee magaaladaas kaga dhegaystay gudida.
Xubanaha ku hadlay afka gudida ayaa uga warbixiyey Wasiirka sida ay isu abaabushay jaaliyadda Toronto oo safka hore kaga jirta taageerada maamulka Khaatumo.
Waxaa iyana kulankan hadalo kasoo jeediyey Jaamac Abshir oo kamid ah gudida fulinta ee G10 iyo Oday Axmed Shabeel oo ah Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo ee Ottawa oo socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka.
Wasiirka oo ka hadalay kulankan ayaa uga mahadceliyey jaaliyadda Toronto dadaalka iyo kaalinta ay kaga jiraan taageerada maamulka Khaatumo, wuxuuna ku guubaabiyey inay sii kordhiyaan waxqabadkooda, Isagoo ballan qaaday inuu hadii Alla idmo kusoo noqonayoToronto asbuucyada soo socda si uu ula kulmo Jaaliyadda Toronto oo dhan.
pic
http://lasanod.com/details.php?num=7093
Khatumo state are meeting with its people in Canada
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1554 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 19 Replies
- 10984 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 23 Replies
- 11155 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 1606 Views
-
Last post by Meseret
-
- 0 Replies
- 533 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 20 Replies
- 2616 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 0 Replies
- 677 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 4 Replies
- 736 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 4 Replies
- 707 Views
-
Last post by LaY-D_LicK